{"id":11094,"date":"2026-04-28T13:42:42","date_gmt":"2026-04-28T13:42:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11094"},"modified":"2026-04-28T13:42:42","modified_gmt":"2026-04-28T13:42:42","slug":"sawiro-madaxweyne-xasan-oo-duubabka-dhaqanka-u-sheegay-in-awoodda-dalka-dib-loogu-celiyo-shacabka-si-qofka-ay-rabaan-u-doortaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11094","title":{"rendered":"Sawiro;-Madaxweyne Xasan oo Duubabka dhaqanka u sheegay in awoodda Dalka dib loogu Celiyo Shacabka si qofka ay Rabaan u doortaan."},"content":{"rendered":"<p><strong>Taalad 28 April 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed, kuwaasi oo isaga yimid guud ahaan dhulka soomaaliyeed.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia Tourism Guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo odayaasha dhaqanka ku bogaadiyey doorkooda togan ee nabadeynta, dib u heshiisiinta, dowlad-dhiska iyo ilaalinta midnimada ummadda Soomaaliyeed ayaa la wadaagay guulaha ay dowladdu ka xaqiijisay dhinacyada amniga, dimuquraadiyeynta, dowlad-dhiska iyo daadejinta maamulka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa carabka ku adkeeyay in aan marnaba laga tanaasuli karin in shacabka Soomaaliyeed dib loogu celiyo awoodda doorashada hoggaamiyeyaashooda siyaasadda, isaga oo ku booriyay Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan hirgelinta doorashooyinka loo dhanyahay ee Qof iyo Cod, si loo xaqiijiyo matalaad dhab ah iyo hannaan dimuqraadi ah oo hufan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u201cWaxaan ku adagnahay oo aan marnaba laga tanaasulikarin in dadka soomaaliyeed ay helaan xuquuqdooda dastuuriga ee doorashada hoggaamiyaha ay doonayaan 57 sano kaddib. Doorashooyinkii aan loo dhammeyn ee dalka kasoo dhacay waxaan ka dhaxalnay dhibaatooyin badan oo amni-darro ugu horreysay\u201d.<\/p>\n<p>Dhankooda, qaar ka mid ah Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyey casuumaadda iyo maamuuska uu siiyey ayaa ku bogaadiyay guulaha muuqda ee laga gaaray amniga, dagaalka Khawaarijta, dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha, dimuquraadiyeynta iyo daadajinta maamulka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446156\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1.jpg 1440w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-1-1068x712.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446163\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8.jpg 1440w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-8-1068x712.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446162\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7.jpg 1440w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-7-1068x712.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446161\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6.jpg 1440w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-6-1068x712.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446160\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5.jpg 1440w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-5-1068x712.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446159\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4.jpg 1440w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-4-1068x712.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446158\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3.jpg 1440w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-3-1068x712.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446157\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2.jpg 1080w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Madaxweyne-Xasan-iyo-Duubabka-dhaqanka-2-1068x712.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taalad 28 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed, kuwaasi oo isaga yimid guud ahaan dhulka soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo odayaasha dhaqanka ku bogaadiyey doorkooda togan ee nabadeynta, dib u heshiisiinta, dowlad-dhiska iyo ilaalinta midnimada ummadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11095,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11096,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11094\/revisions\/11096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}