{"id":11107,"date":"2026-04-29T11:44:07","date_gmt":"2026-04-29T11:44:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11107"},"modified":"2026-04-29T11:44:07","modified_gmt":"2026-04-29T11:44:07","slug":"trump-oo-sabab-u-noqday-in-uu-markale-kordho-qiimaha-shidaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11107","title":{"rendered":"Trump oo sabab u noqday in uu markale kordho qiimaha Shidaalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 29 April 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa markale sabab u noqday kororka qiimaha Shidaalka Adduunka kaddib markii uu kordhiyay xayiraadda uu maamulkiisa saaray Dekedaha Dalka Iiraan sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay 52 senti oo u dhiganta 0.47% saacado gudahood kaddib markii Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump uu go\u2019aansaday in uu xayiraadda kusii hayo Dekedaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.<\/p>\n<p>Trump ayaa sheegay in uu cunaqabataynta dhinaca Dekedaha ay sii saarnaan doonto ilaa iyo inta ay Tehran ka aqbalayso Wadahadalka lagu soo afjarayo Dagaalka Bariga Dhexe maadaama heshiis dhaca ay hor dhigtay shuruudo dhankooda ku adag.<\/p>\n<p>Iiraan ayaa qudheeda sheegtay in ay ka go\u2019an tahay in ay kordhiso dagaalka ka dhanka ah Maraykanka, Israa\u2019iil iyo Dalalka kale ee la safan, waxa ay horay u shaacisay in xayiraadda maamulka Trump uu saaray aanay saamayn doonin shidaalkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 29 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa markale sabab u noqday kororka qiimaha Shidaalka Adduunka kaddib markii uu kordhiyay xayiraadda uu maamulkiisa saaray Dekedaha Dalka Iiraan sida ay ku warrameen ilo kala duwan. Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay 52 senti oo u dhiganta 0.47% saacado gudahood kaddib markii Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11108,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11107","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11107"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11109,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11107\/revisions\/11109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11108"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}