{"id":11121,"date":"2026-04-30T10:54:27","date_gmt":"2026-04-30T10:54:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11121"},"modified":"2026-04-30T10:54:27","modified_gmt":"2026-04-30T10:54:27","slug":"siyaasiyiinta-mucaaradka-iyo-odayaasha-dhaqanka-oo-hal-arrin-ka-wadahadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11121","title":{"rendered":"Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka oo hal arrin ka wadahadlay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis\u00a0 30 April 2026 {CBB}<\/strong>Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada caasimadda ah.<\/p>\n<p>Mucaaradka iyo isimada ayaa ka arrinsaday xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorashooyinka, waxka-beddelk dastuurka iyo qorshaha muddo kororsi ee ay waddo Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_11_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Qaar kamid ah isimadii dhaqanka ee madasha ka hadlay ayaa ugu yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh inuu doorashada qabto uusanna isku deyin hirgelinta wixii uu ka diidey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Siyaaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa goobta ka sheegay in Madaxweyne Farmaajo aysan isku hayn dastuur iyo haseyeeshee ay isku hayeen qabashada doorashada.<\/p>\n<p>\u201cFarmaajo waxa isku haynay doorashada keliya; iskuma hayn Dastuur, dhul iyo wax kale toona, laakiin Xasan waxa isku haynaa dastuurkii oo uu iskiis u beddeshey, dhulkii dadka ka dhexeeyey oo uu qaatay &amp; doorashadii dalka\u201d, Ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis\u00a0 30 April 2026 {CBB}Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada caasimadda ah. Mucaaradka iyo isimada ayaa ka arrinsaday xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorashooyinka, waxka-beddelk dastuurka iyo qorshaha muddo kororsi ee ay waddo Madaxtooyada Soomaaliya. Qaar kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11122,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11121"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11123,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11121\/revisions\/11123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}