{"id":11124,"date":"2026-04-30T11:02:14","date_gmt":"2026-04-30T11:02:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11124"},"modified":"2026-04-30T11:02:14","modified_gmt":"2026-04-30T11:02:14","slug":"ciidamada-amniga-oo-xoojinaya-sugidda-baydhabo-kahor-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11124","title":{"rendered":"Ciidamada Amniga oo Xoojinaya Sugidda Baydhabo Kahor Doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis\u00a0 30 April 2026 {CBB}<\/strong>Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa wajahaysa xaalad amni oo si aad ah loo xoojiyay, iyadoo lagu jiro diyaar-garow loogu jiro doorashooyin la filayo inay ka dhacaan halkaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada amniga ayaa la geliyay heegan buuxa, waxaana la kordhiyay kontoroollada iyo howlgallada lagu xaqiijinayo badqabka shacabka iyo goobaha la qorsheeyay in doorashooyinka lagu qabto.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Tallaabooyinkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu doonayo in lagu sugo amniga guud ee magaalada.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga ee maamulka Koonfur Galbeed, Maxamed Xuseen Joon, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda amni ee gobollada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada ayaa kulanka ka sheegay in ay si buuxda ugu diyaar garoobeen sugidda amniga doorashooyinka.<\/p>\n<p>Adkeynta amniga ayaa ku soo beegmaysa xilli loolan doorasho oo xoogan uu ka socdo gudaha Baydhabo, taas oo sare u qaaday feejignaanta dhinaca amniga.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta maamulka ayaa adkeeyay in ay ka go\u2019an tahay in doorashooyinkaasi ku dhacaan jawi nabdoon oo xasiloon.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis\u00a0 30 April 2026 {CBB}Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa wajahaysa xaalad amni oo si aad ah loo xoojiyay, iyadoo lagu jiro diyaar-garow loogu jiro doorashooyin la filayo inay ka dhacaan halkaasi. Ciidamada amniga ayaa la geliyay heegan buuxa, waxaana la kordhiyay kontoroollada iyo howlgallada lagu xaqiijinayo badqabka shacabka iyo goobaha la qorsheeyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11125,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11124","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11126,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11124\/revisions\/11126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}