{"id":11130,"date":"2026-04-30T11:08:58","date_gmt":"2026-04-30T11:08:58","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11130"},"modified":"2026-04-30T11:08:58","modified_gmt":"2026-04-30T11:08:58","slug":"uganda-oo-ciidamo-cusub-u-soo-dirtay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11130","title":{"rendered":"Uganda oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis\u00a0 30 April 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay u dirtay dalka Somalia guutada 47-aad (Battle Group 47), taas oo qeyb ka noqon doonta howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasillinta dalka.<\/p>\n<p>Guutadan ayaa si rasmi ah loogu sagootiyay 28-ka Abriil 2026, munaasabad ka dhacday deegaanka Nakaseke, halkaas oo saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka Uganda ay kula dardaarmeen askarta inay muujiyaan anshax, xirfad sare iyo wadajir inta ay ku guda jiraan waajibaadka howlgalka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_11_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Taliyaha Qaybta Koowaad ee ciidanka Uganda ayaa ku ammaanay askarta dadaalka iyo dulqaadka ay muujiyeen intii ay ku jireen tababarka, isagoo sheegay in ay yihiin ciidamo si buuxda ugu diyaarsan howlgal culus oo u baahan feejignaan iyo xirfad militari.<\/p>\n<p>Saraakiisha milatariga ayaa xusay in guutadan ay soo martay tababaro adag oo socday tan iyo bishii Nofeembar ee sanadkii hore, kuwaas oo isugu jiray jir dhis, xeelado dagaal, maskax-dhis iyo tababaro ku saabsan howlgalada nabad ilaalinta. Waxay sidoo kale sheegeen in heerka diyaar garowga ciidankan uu gaaray 95%, taas oo muujinaysa diyaar-garow buuxa.<\/p>\n<p>Guutada 47-aad ayaa lagu wadaa inay ku biirto ciidamada kale ee Uganda iyo kuwa Midowga Afrika ee horey uga howlgalayay Somalia, kuwaas oo door muhiim ah ka qaata sugidda amniga, la dagaallanka kooxaha hubeysan iyo taageeridda dowlad-dhiska.<\/p>\n<p>Uganda ayaa ka mid ah dalalkii ugu horreeyay ee ciidamo u dira Soomaaliya sanadkii 2007, xilligaas oo uu bilowday howlgalka Midowga Afrika, iyadoo tan iyo markaas ay si joogto ah uga mid ahayd tiirarka ugu waaweyn ee ciidamada nabad ilaalinta.<\/p>\n<p>Dirista guutadan cusub ayaa kusoo beegmaysa xilli ay socdaan dadaallo caalami ah oo lagu xoojinayo amniga Soomaaliya, iyadoo ciidamada Midowga Afrika ay sii wadaan taageerada ay siinayaan dowladda Federaalka si loo gaaro xasillooni waarta.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_1939091451\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_1939091451\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_1939091451\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~6663555718573544958~~Hunj8MtCImYIQlZ3XO5hlzTeb6BBsEBStJkcf2EVncGRXmHJIEg_m7qUtODUmVPj1paiedeG8USLzB1uLoQELl25Ul0glqgzwrYNh98T7JKPF8C2yPvlmbo_NIFLjI3JoEsPZ7Xa37DTiJSuS3jAj-l-HbDL5qWuK-1a2eYOXx17GkTB7VwY0L2UINUNYgBmcxnNUm8XRdjaoKNBniWp52wAnc7h6_YQKeOq9yPj6OUBBh5m62lGyI-nvXr_DK3Y0IJ0_od9_Svugu3x-Y3VoCQdVYHbWySnr4Vy92pVkdc\" data-item-title=\"Orc Or Wizard? Choose Your Player Now In RAID: Shadow Legends\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/27e694db59f1ce2ec0495a47e46b7073.jpg\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis\u00a0 30 April 2026 {CBB}Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay u dirtay dalka Somalia guutada 47-aad (Battle Group 47), taas oo qeyb ka noqon doonta howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasillinta dalka. Guutadan ayaa si rasmi ah loogu sagootiyay 28-ka Abriil 2026, munaasabad ka dhacday deegaanka Nakaseke, halkaas oo saraakiil sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11131,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11132,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11130\/revisions\/11132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}