{"id":11143,"date":"2026-05-01T14:54:36","date_gmt":"2026-05-01T14:54:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11143"},"modified":"2026-05-01T14:54:36","modified_gmt":"2026-05-01T14:54:36","slug":"sidee-ayay-ku-timid-in-1da-may-loo-aqoonsado-maalinta-shaqaalaha-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11143","title":{"rendered":"Sidee ayay ku timid in 1da May loo aqoonsado Maalinta Shaqaalaha Adduunka?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 1 may\u00a0 2026 {CBB}<\/strong>Sannadkii 1889, shir lagu qabtay magaalada Paris ee Faransiisk oo ay isugu yimaadeen ururrada shaqaalaha caalamiga ah ee ayaa si rasmi ah loogu ansixiyay in 1-da May noqoto maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha.<\/p>\n<p>Tani waxay keentay in dalal badan oo Yurub iyo dunida kale ah in ay u dabaal-degaan maalintan si ay u muujiyaan midnimada iyo garab istaagga shaqaalaha.<\/p>\n<p>Ururka Shaqaalaha Adduunka ee ILO oo hoos yimaada Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah 1-da May u aqoonsaday Maalinta Shaqaalaha Adduunka.<\/p>\n<p>Maalintan oo ah fasax caalami ayaa la abaabula Munaasabado looga hadlo xuquuqda Shaqaalaha, shaqo la\u2019aanta, saacadaha shaqada, iyo badqabka shaqaalaha.<\/p>\n<p>Soomaaliya oo xubin ka ah Ururka Shaqaalaha Adduunka ee ILO ayaa sannadkan fasaxday dhammaan Howlwadeennada dowladda, si loo xuso munaasanadan 1 May.<\/p>\n<p>Dalkeena weli waxaa ka jirta shaqo la\u2019aan baahsan oo ay wajahayaan dhallinyarada oo 75% ka ah bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in ay wax ka qaban doonto mushkilada shaqo la\u2019aanta, balse waxaa weli muuqaneysa in ay jirto caqabadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 1 may\u00a0 2026 {CBB}Sannadkii 1889, shir lagu qabtay magaalada Paris ee Faransiisk oo ay isugu yimaadeen ururrada shaqaalaha caalamiga ah ee ayaa si rasmi ah loogu ansixiyay in 1-da May noqoto maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha. Tani waxay keentay in dalal badan oo Yurub iyo dunida kale ah in ay u dabaal-degaan maalintan si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11144,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11143","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11143"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11145,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11143\/revisions\/11145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}