{"id":11149,"date":"2026-05-01T14:58:55","date_gmt":"2026-05-01T14:58:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11149"},"modified":"2026-05-01T14:58:55","modified_gmt":"2026-05-01T14:58:55","slug":"guddiga-doorashooyinka-oo-kahor-yimid-magacaabista-muungaab-ee-guddoomiyeyaal-degmo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11149","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka oo kahor yimid Magacaabista Muungaab ee Guddoomiyeyaal Degmo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 1 may\u00a0 2026 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa kahor yimid magacaabista uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ku sameeyay Guddoomiyeel degmo.<\/p>\n<p>Muungaab ayaa Guddoomiyeel cusub u magacaabay Degmooyinka, Dayniile, Shangaani &amp; Gubadley balse waxaa tallaabadaas kahor yimid Guddiga Doorashooyinka oo xusay in ay kahor imaanayso Dastuurka cusub ee Dalka.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ku dooday in mas\u2019uuliyiinta xilalka laga qaaday ay yihiin xilgaarsiiyeyaal ilaa inta ay ka dhacayso Doorashada Dadkii baddeli lahaa aanay xilka laga qaadi Karin sida ku xusan qodobka 49aad, faqradda 1aad, Xarafka C ee Dastuurka JFS.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka aqriso Warqadda kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka oo dhammaystiran<\/strong>:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka ayaa 25kii December 2025 waxa uu Magaalada Muqdisho ka qabtay doorasho Dadweyne oo lagu doortay Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, 2dii April ee sanadkaan 2026 ayaa la dhaariyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-109628\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/GDMS.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1282px) 100vw, 1282px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/GDMS.jpg 1282w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/GDMS-240x300.jpg 240w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/GDMS-819x1024.jpg 819w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/GDMS-768x960.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/GDMS-1229x1536.jpg 1229w\" alt=\"\" width=\"1282\" height=\"1602\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 1 may\u00a0 2026 {CBB} Guddiga Doorashooyinka Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa kahor yimid magacaabista uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ku sameeyay Guddoomiyeel degmo. Muungaab ayaa Guddoomiyeel cusub u magacaabay Degmooyinka, Dayniile, Shangaani &amp; Gubadley balse waxaa tallaabadaas kahor yimid Guddiga Doorashooyinka oo xusay in ay kahor imaanayso Dastuurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11150,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11149","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11149","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11149"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11151,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11149\/revisions\/11151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}