{"id":11164,"date":"2026-05-04T11:33:29","date_gmt":"2026-05-04T11:33:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11164"},"modified":"2026-05-04T11:33:29","modified_gmt":"2026-05-04T11:33:29","slug":"iiraan-oo-kordhisay-dagaalka-ka-dhanka-ah-internet-ka-sida-qarsoodiga-ah-loo-gaynayo-dalkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11164","title":{"rendered":"Iiraan oo kordhisay dagaalka ka dhanka ah Internet-ka sida qarsoodiga ah loo gaynayo Dalkeeda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin\u00a0 4 May\u00a0 2026 {CBB}<\/strong>Sirdoonka Iiraan ayaa kordhiyay dagaalka ka dhanka ah Internet-ka sida qarsoodiga ah loo gelinayo Dalkooda si Dadka u dalkaasi oo aan muddo haysan adeeggaas u helaan balse Xukuumadda Tehran ay u sheegtay in ay u xayirtay arrimo looga hortagayo howlo basaasnimo.<\/p>\n<p>Iiraan ayaa si taxadar leh ula dagaalantay Internet-ka uu leeyahay Ninka dhaqaalaha badan haysta ee Elon Musk kaddib markii uu dhowr jeer isku dayay in uu ka gudbo xeendaabka xayiraadda Tehran ee dhinaca helista qadka ama internetka.<\/p>\n<p>Tehran ayaa la sheegay in ay adkaysay amniga Dalkeeda iyada oo ay qaadday tallaabooyin culays badan ku noqdan dadkeeda balse muhiimaddu noqotay sidii loo xadidi lahaa xogtooda loogana hortagi lahaa in basaasiin soo dhexgalaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan, Abbas Araghchi mar horay wax looga weydiiyay sababta uu internet u isitcmaalayo oo shacabkiisa looga joojiyay ayaa ku sifeeyay mid la xiriirta dhinaca amniga iyo xogaha Dowladda maadaama ay wajahayso cadaw dhinacaas ka dhisan.<\/p>\n<p>Maraykanka iyo xulufadiisa ayaa ku guuldaraystay in ay jebiyaan xeendaabka adag ee horyaalla Internet-ka ka maqan Iiraan muddo ka badan 2da bil ee Xukuumadda Tehran u jartay gaabinta xogaha gudbaya iyo in aanay usoo gudbin basaasiinta Isbahaysiga ku duullay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin\u00a0 4 May\u00a0 2026 {CBB}Sirdoonka Iiraan ayaa kordhiyay dagaalka ka dhanka ah Internet-ka sida qarsoodiga ah loo gelinayo Dalkooda si Dadka u dalkaasi oo aan muddo haysan adeeggaas u helaan balse Xukuumadda Tehran ay u sheegtay in ay u xayirtay arrimo looga hortagayo howlo basaasnimo. Iiraan ayaa si taxadar leh ula dagaalantay Internet-ka uu leeyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11165,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11166,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11164\/revisions\/11166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}