{"id":11167,"date":"2026-05-04T11:36:33","date_gmt":"2026-05-04T11:36:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11167"},"modified":"2026-05-04T11:36:33","modified_gmt":"2026-05-04T11:36:33","slug":"maxay-kawada-hadleen-wasiirka-maaliyadda-xfs-wafdiga-ka-socday-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11167","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen Wasiirka Maaliyadda XFS &#038; Wafdiga ka socday QM?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin\u00a0 4 May\u00a0 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaliya, Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaraddaas kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay xoogga saareen arrimaha dhaqaalaha iyo saamaynta ay ku yeesheen musiibooyinka dabiiciga ah.<\/p>\n<p>Wafdiga waxaa qayb ka ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Shoko Noda, waxaa la socday Agaasimaha Qaybta Xasaradaha iyo wakiilka Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP), Lionel.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Inta uu kulanka socday waxa ay labada dhinac diiradda saareen saamaynta taban ee dhinaca dhaqaalaha ah ee Soomaaliya kasoo gaaray Xilliyada Abaaraha, Fatahaadaha iyo isbaddelka Cimillada iyada oo arrintaas xalkeeda dedaal loogu jiro.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa doonaysa in ay Soomaaliya ka fuliso Mashaariic la xiriirta xoojinta adkaysiga dhaqaalaha iyo sida loo horumarin karo mashaariicdaas waara\u00a0 oo dalka laga hirgeliyo sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin\u00a0 4 May\u00a0 2026 {CBB}Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaliya, Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaraddaas kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay xoogga saareen arrimaha dhaqaalaha iyo saamaynta ay ku yeesheen musiibooyinka dabiiciga ah. Wafdiga waxaa qayb ka ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Shoko Noda, waxaa la socday Agaasimaha Qaybta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11168,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11169,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11167\/revisions\/11169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}