{"id":11172,"date":"2026-05-10T15:58:44","date_gmt":"2026-05-10T15:58:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11172"},"modified":"2026-05-10T15:58:44","modified_gmt":"2026-05-10T15:58:44","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimah-dibadda-soomaaliya-sidee-ayuu-u-arkaa-bannaanbaxa-uu-mucaaradka-ku-baaqay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11172","title":{"rendered":"Wasiiru Dowlaha Arrimah Dibadda Soomaaliya sidee ayuu u arkaa bannaanbaxa uu mucaaradka ku baaqay?"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa mucaaradka ku dhaliilay in ay diidan yihiin Doorasho Dadweyne kana doorbidayaan in ay carqalad ku sameeyaan.<\/p>\n<p>Cali Balcad ayaa sheegay in aanay marnaba Dowladdu aqbali doonnin in \u2018Afduub siyaasadeed lagu sameeyo Doorashada\u2019 isaga oo intaas ku daray in ujeedkoodu yahay cabsi ay ka muujinayaan sanduuqa codbixinta waa sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cSoomaaliya looma afduubi karo kuwa ka baqaya sanduuqa codbixinta, waddada lagu socda ma aha jahwareer, cadaadis, ama afduub siyaasadeed, ee waddada saxda ah waa doorashooyin toos ah\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Sidaasi waxaa yiri Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS, Cali Cumar Balcad.<\/p>\n<p>Waxa uu ku biirayaa Wasiirro iyo mas\u2019uuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka falceliyay dibadbaxa mucaaradka uu ku dhawaaqay balse ugu dambayn socon waayay maadaama xubnaha Mucaaradku ay ku doodeen in caqabado la hordhigay sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa mucaaradka ku dhaliilay in ay diidan yihiin Doorasho Dadweyne kana doorbidayaan in ay carqalad ku sameeyaan. Cali Balcad ayaa sheegay in aanay marnaba Dowladdu aqbali doonnin in \u2018Afduub siyaasadeed lagu sameeyo Doorashada\u2019 isaga oo intaas ku daray in ujeedkoodu yahay cabsi ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11173,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11174,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11172\/revisions\/11174"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}