{"id":1119,"date":"2024-09-24T08:05:20","date_gmt":"2024-09-24T08:05:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1119"},"modified":"2024-09-24T08:05:20","modified_gmt":"2024-09-24T08:05:20","slug":"sawiro-maxaa-kasoo-baxay-kulamada-rw-xamsa-ee-dalka-maraykanka-kula-yeeshay-masuuliyiinta-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1119","title":{"rendered":"Sawiro;-Maxaa kasoo baxay kulamada RW Xamsa ee Dalka Maraykanka kula yeeshay Mas\u2019uuliyiinta kala duwan?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 24, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo kamid ah Madaxda ka qaybgalaysa Shirka 79aad ee Qaramada Midoobay ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay mas\u2019uuliyiin kala duwan sida Amiirka dhaxalka Dalka Kuwait leh.<\/p>\n<p>Sheekh Khaalid Al-Hamad Al-Mubaarak ayaa bogaadiyay dhinacyada horumarka muuqda ay ka gaartay Soomaalida si Amniga, Siyaasadda iyo Dhaqaalaha, waxa uu ballanqaaday in Dowladdiisa ay dhinac taagan tahay Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhankooda Dowladda Carbeed ee Kuwait ku dhiirrageliyay sida dhiirran ay garab istaagga ugu muujisay Soomaaliya, waxa uu Sheekh Khaalid kula dardaarmay in uu sii kordhiyo howshaas uu hayo.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa waxa uu fadhi gaar ah la yeeshay Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay Ambassador Linda Thomas-Greenfield oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal Soomaaliya iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Kulamada uu Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu Magaalada New York kula qaadanayo Madaxda kala duwan waxaa ku wehliya Wasiirro katirsan Xukuumaddiisa iyo Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa waxa uu kol hore la kulmay Madaxweynaha Golaha Hoggaanka Jamhuuriyadda Yemen Dr Rashad Maxamed Al \u2013 Alimi, Labadaan Mas\u2019uul ayaa diiradda saaray xoojinta cilaaqaadka labadaan Dowlad si looga hortago waxyaabaha dhibaatada ku ah sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1120\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-kuwait-1536x1024-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-kuwait-1536x1024-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-kuwait-1536x1024-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-kuwait-1536x1024-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-kuwait-1536x1024-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-kuwait-1536x1024-1-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-kuwait-1536x1024-1-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-kuwait-1536x1024-1-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-kuwait-1536x1024-1.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1121\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Linda-300x208.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"208\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Linda-300x208.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Linda-605x420.jpg 605w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Linda-640x445.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Linda-681x473.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Linda.jpg 691w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1122\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Yemen-1536x1007-1-300x197.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"197\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Yemen-1536x1007-1-300x197.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Yemen-1536x1007-1-1024x671.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Yemen-1536x1007-1-768x504.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Yemen-1536x1007-1-641x420.jpg 641w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Yemen-1536x1007-1-640x420.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Yemen-1536x1007-1-681x446.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Yemen-1536x1007-1-741x486.jpg 741w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Xamsa-iyo-Yemen-1536x1007-1.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 24, Sept 2024 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo kamid ah Madaxda ka qaybgalaysa Shirka 79aad ee Qaramada Midoobay ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay mas\u2019uuliyiin kala duwan sida Amiirka dhaxalka Dalka Kuwait leh. Sheekh Khaalid Al-Hamad Al-Mubaarak ayaa bogaadiyay dhinacyada horumarka muuqda ay ka gaartay Soomaalida si Amniga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1121,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1119"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1124,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1119\/revisions\/1124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1121"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}