{"id":11215,"date":"2026-05-12T10:49:27","date_gmt":"2026-05-12T10:49:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11215"},"modified":"2026-05-12T10:49:27","modified_gmt":"2026-05-12T10:49:27","slug":"maxay-kawada-hadleen-dowladaha-soomaaliya-aljeeriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11215","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen Dowladaha Soomaaliya &#038; Aljeeriya?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 12 May 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa la kulmay mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Aljeeriya iyaga oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal, Iskaashiga iyo qodobo kale.<\/p>\n<p>Wafdiga Cali Xoosh waxaa qaabilay Maareeyaha Hay\u2019adda Dukumiintiyada &amp; Aqoonsiga Aljeeriya, waxaa kaddib la geeyay xarunka Hay\u2019addaas iyo goobo kale sida lagu sheegay War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xarunta Qaran ee Dukumiintiyada iyo Aqoonsiyada Amniga Sare waa meel lagala socda dhaqdhaaqa Dadka, Dowladda Aljeeriya ayaa ugu talagashay in macluumaadka muwaadiniintooda la socoto sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Xoosh iyo xubnaha la socda ayaa dhanka kale qiimaynaya sida ay u shaqeeyaan hay\u2019adaha soosaara Baasaboorrada, Kaarka Aqoonsiga iyo Ruqsadaha sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u heshiisiinta XFS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 12 May 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa la kulmay mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Aljeeriya iyaga oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal, Iskaashiga iyo qodobo kale. Wafdiga Cali Xoosh waxaa qaabilay Maareeyaha Hay\u2019adda Dukumiintiyada &amp; Aqoonsiga Aljeeriya, waxaa kaddib la geeyay xarunka Hay\u2019addaas iyo goobo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11216,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11217,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11215\/revisions\/11217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}