{"id":11245,"date":"2026-05-14T08:01:47","date_gmt":"2026-05-14T08:01:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11245"},"modified":"2026-05-14T08:01:47","modified_gmt":"2026-05-14T08:01:47","slug":"maxaa-ka-jira-inuu-raiisul-wasaaraha-israaiil-si-qarsoodi-ah-ku-tagey-dalka-imaaradka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11245","title":{"rendered":"Maxaa ka jira inuu Ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil si qarsoodi ah ku tagey dalka Imaaradka Carabta?"},"content":{"rendered":"<p><strong>khamis 15 May 2026 {CBB}<\/strong>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu uu booqasho qarsoodi ah ku tegay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo la sheegay inuu kula kulmay Madaxweynaha dalkaasi, Maxamed Bin Zayed.<\/p>\n<p>Wararkan oo ay daabacday Warbaahinta CBS News ayaa sidoo kale tilmaamay in wafdi militari oo ka socda Israa\u2019iil uu gaaray dalkaasi, inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dowladda UAE ayaa dhankeeda si adag u beenisay wararkaasi, iyadoo sheegtay inaanu jirin booqasho uu Netanyahu ku tegay dalka ama wafdi Militeri oo ka socda Israa\u2019iil la qaabilay.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda UAE ayaa lagu sheegay in xiriirka kala dhexeeya Israa\u2019iil uu yahay mid si rasmi ah, isla markaana aysan jirin kulamo ama heshiisyo qarsoodi ah.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil iyo Imaaradka Carabta ayaa la tilmaama in ay leeyihiin xiriir diblumaasiyadeed oo dhow, waxaana ay wajahayaan weerarada Iiraan ee duqeymaha ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>khamis 15 May 2026 {CBB}Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu uu booqasho qarsoodi ah ku tegay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo la sheegay inuu kula kulmay Madaxweynaha dalkaasi, Maxamed Bin Zayed. Wararkan oo ay daabacday Warbaahinta CBS News ayaa sidoo kale tilmaamay in wafdi militari oo ka socda Israa\u2019iil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11246,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11245","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11245","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11247,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11245\/revisions\/11247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}