{"id":11297,"date":"2026-05-14T17:45:13","date_gmt":"2026-05-14T17:45:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11297"},"modified":"2026-05-14T17:45:13","modified_gmt":"2026-05-14T17:45:13","slug":"deg-deg-dagaal-culus-oo-ka-dhacay-duleedka-baydhabo-saraakiil-sare-oo-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11297","title":{"rendered":"DEG-DEG: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay  Duleedka Baydhabo, Saraakiil Sare Oo Lagu Dilay."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ayaa la xaqiijiyey inuu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.<\/p>\n<p>Dagaalkaasi waxaa ku dhintay, sida wararku sheegayaan, Taliyihii Guutada 8-aad ee ciidanka xoogga dalka Cali Cadow iyo Taliyihii guutada 9-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Yoonis Aadan.<\/p>\n<p>Sida ilo xog ogaal ah ay xaqiijiyeen Ciidanka dowladda iyo kuwa Daraawiishta Koonfur-galbeed ee saraakiishan ay hoggaaminayeen ayaa markii hore dagaal la galay ciidamo taabacsan sida la sheegay madaxweynihii hore ee Koonfur-galbeed Laftagareen muddo kadib markii dagaalkaasi joogsadayna ay markale Ciidanka Dowladda ay la dagaalameen kooxda AS oo ciidanka weerar kusoo qaaday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Wixi warar ka soo kordho kala soco Codka Baay iyo Bakool.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ayaa la xaqiijiyey inuu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Dagaalkaasi waxaa ku dhintay, sida wararku sheegayaan, Taliyihii Guutada 8-aad ee ciidanka xoogga dalka Cali Cadow iyo Taliyihii guutada 9-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Yoonis Aadan. Sida ilo xog ogaal ah ay xaqiijiyeen Ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11298,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11297","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11297","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11297"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11299,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11297\/revisions\/11299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11298"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}