{"id":11321,"date":"2026-05-15T09:15:48","date_gmt":"2026-05-15T09:15:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11321"},"modified":"2026-05-15T09:15:48","modified_gmt":"2026-05-15T09:15:48","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-ubax-xusuuseed-dhigay-taallada-halgamayaashii-syl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11321","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo Ubax Xusuuseed dhigay Taallada Halgamayaashii SYL"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 15 May 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax xusuuseed dhigay Taallada Dhallinyaradii Halgamayaasha ahaa ee SYL oo xuskooda laga joogo 83 sano, waxaana munaasabaddaas ka qaybgalay mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomay ubaxa ayaa dhigay Taallada SYL oo ku taal kasoo horjeedka Madaxtooyada Qaranka, waxaana lagu wadaa in uu ka hadlo mudnaanta dhallinyaradaas ay u lahaayeen halgankii dalka iyo waxa la gudboon dhallinyarada maanta.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin kala duwan sida Wasiir ku xigeenka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dahabo Suusow oo madasha ka sheegtay in Dhallinyarada Soomaaliyeed ay si farxad ku dheehan tahay u xusuustaan halgamayaashii SYL.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ka qaybgalay munaasabaddaan oo waxa uu Warbaahinta u sheegay mudnaanta dhallinyaradii SYL ay lahaayeen.<\/p>\n<p>Muungaab ayaa xuskaan ku tilmaamay qaran, waxa uu dhallinyaradaas ku sifeeyay in ay u fakireen una halgameen kuna guulaysteen xorriyadda maanta la haysto, waxa uu ku baaqay in la ilaalsado natiijadaas kasoo baxday halgankooda sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>15ka May sannadkii 1943dii waxaa Ururkii SYL (Somali Youth League) samaystay dhallinyaro u istaagtay sidii ay isaga dulqaadi lahaayeen heeryadii gumaystihii kala qaybiyay Dalka oo ugu dambayn 17 sano kaddib xiligaas ku guulaystay in Soomaaliya ay qaadato Madaxbannaani.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 15 May 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax xusuuseed dhigay Taallada Dhallinyaradii Halgamayaasha ahaa ee SYL oo xuskooda laga joogo 83 sano, waxaana munaasabaddaas ka qaybgalay mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomay ubaxa ayaa dhigay Taallada SYL oo ku taal kasoo horjeedka Madaxtooyada Qaranka, waxaana lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11322,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11323,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11321\/revisions\/11323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}