{"id":11324,"date":"2026-05-15T09:17:13","date_gmt":"2026-05-15T09:17:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11324"},"modified":"2026-05-15T09:17:13","modified_gmt":"2026-05-15T09:17:13","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-galabta-xarrig-jaraya-dhismaha-cusub-ee-wasaaradda-dhallinyarada-cayaaraha-xfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11324","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo galabta xarrig jaraya Dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhallinyarada &#038; Cayaaraha XFS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 15 May 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu galabta xarrig jaro Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Dhalllinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka sida ay sheegtay Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaas, Dahabo Suusow.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qaybgali doonna kulan cayaareed lagu maamuusayo xusuusta halgamayaashii Naftooda iyo Waqtigooda u hurray sidii ay Soomaaliya Madaxbannaani uga qaadan lahayd Gumaystihii kala qaybiyay Dhulka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku biiraysaa Wasaarado dhismay xarumaha ay ku shaqaynayaan, maanta ayaa lagu wadaa in la xarrig jaro dhismahaas sida ay sheegtay Wasiir Dahabo Suusow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 15 May 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu galabta xarrig jaro Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Dhalllinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka sida ay sheegtay Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaas, Dahabo Suusow. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qaybgali doonna kulan cayaareed lagu maamuusayo xusuusta halgamayaashii Naftooda iyo Waqtigooda u hurray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11325,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11324"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11326,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11324\/revisions\/11326"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}