{"id":11383,"date":"2026-05-18T11:42:46","date_gmt":"2026-05-18T11:42:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11383"},"modified":"2026-05-18T11:42:46","modified_gmt":"2026-05-18T11:42:46","slug":"10-qof-oo-ku-dhintay-duqaymo-ay-israaiil-ka-gaysatay-qaza-iyo-lubnaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11383","title":{"rendered":"10 qof oo ku dhintay duqaymo ay Israa\u2019iil ka gaysatay Qaza iyo Lubnaan."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 18 May 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka caafimaadka Lubnaan ayaa sheegay duqaymihii u dambeeyay ee Israa\u2019iil ee Koonfurta dalkaasi ay ku dhinteen 5 qof oo ay ku jiraan laba carruur ah. Tiro kale ayaa ku dhaawacantay.<\/p>\n<p>Dhanka kale saraakiisha caafimaadka Qaza ayaa iyaguna sheegay 5 qof ay ku dhinteen weerarada Israa\u2019iil. Saddex ayaa ku dhintay duqaymaha lala beegsaday Jiko-bulshada ay leeyihiin oo ku dhow cisbitaalka Al-Aqsa ee bartamaha Qaza.<\/p>\n<p>Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya Israa\u2019iil ay kor u qaaday duqaymaha Qaza ee asbuucyadii u dambeeyay, tan iyo intii ay bilaabatay xabbad-joojinta Iiraan.<\/p>\n<p>Milatariga Israa\u2019iil faalo kama dhiiban howlgaladoodii u dambeeyay ee Lubnaan ama Qaza.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 18 May 2026 {CBB}Wasiirka caafimaadka Lubnaan ayaa sheegay duqaymihii u dambeeyay ee Israa\u2019iil ee Koonfurta dalkaasi ay ku dhinteen 5 qof oo ay ku jiraan laba carruur ah. Tiro kale ayaa ku dhaawacantay. Dhanka kale saraakiisha caafimaadka Qaza ayaa iyaguna sheegay 5 qof ay ku dhinteen weerarada Israa\u2019iil. Saddex ayaa ku dhintay duqaymaha lala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11384,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11383","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11383"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11385,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11383\/revisions\/11385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}