{"id":11389,"date":"2026-05-18T11:45:44","date_gmt":"2026-05-18T11:45:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11389"},"modified":"2026-05-18T11:45:44","modified_gmt":"2026-05-18T11:45:44","slug":"somaliland-oo-cambaaraysay-weerarada-iiraan-ay-ku-qaaday-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11389","title":{"rendered":"Somaliland oo cambaaraysay weerarada Iiraan ay ku qaaday Imaaraadka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 18 May 2026 {CBB}<\/strong>Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay weerar loo afeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo ka dhacay meel u dhow xarunta nukliyeerka Barakah ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay maanta soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Somaliland ay u aragto weerarkaasi \u201cxadgudub khatar ah\u201d oo halis gelinaya nabadda, xasilloonida gobolka iyo madax-bannaanida Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>\u201cFalalkan oo kale waxay dhaawacayaan amniga caalamiga ah waxayna khatar weyn ku yihiin kaabeyaasha muhiimka ah ee rayidka,\u201d ayaa lagu yidhi bayaanka.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa sidoo kale muujisay taageerada ay la garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Imaaraadka Carabta xilligan, iyadoo sheegtay inay si buuxda u taageerayso dadaallada lagu ilaalinayo amniga iyo xasilloonida dalkaasi.<\/p>\n<p>Somaliland waxay intaa ku dartay inay si adag uga soo horjeeddo dhammaan noocyada argagixisada, rabshadaha iyo weerarrada lagu beegsado xarumaha rayidka iyo kaabeyaasha muhiimka ah.<\/p>\n<p>Imaaraadka iyo Somaliland ayaa leh xidhiidh dhaw, waana dowlada dhaqaalaha ugu badan ku maalgalisay kaabayaasha dhaqaalaha Somaliland sida dekeda iyo madaarka Berbera.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 18 May 2026 {CBB}Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay weerar loo afeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo ka dhacay meel u dhow xarunta nukliyeerka Barakah ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay maanta soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Somaliland ay u aragto weerarkaasi \u201cxadgudub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11390,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11389","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11389"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11391,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11389\/revisions\/11391"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}