{"id":1141,"date":"2024-09-25T08:55:27","date_gmt":"2024-09-25T08:55:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1141"},"modified":"2024-09-25T08:55:27","modified_gmt":"2024-09-25T08:55:27","slug":"maxay-kawada-hadleen-rw-xfs-wakiilka-gaarka-ah-ee-midowga-yurub-u-qaabilsan-geeska-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1141","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen RW XFS &#038; Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 25, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan Xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa kulan gaar ah la qaatay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Annette Weber.<\/p>\n<p>Xamsa iyo Weber ayaa kawada hadlay xoojinta wadashaqeynta ka dhaxeysa Soomaaliya &amp; Midowga Yurub gaar ahaan dhinacyada Horumarinta dhaqaalaha, Amniga iyo Siyaasadda sida lagu yiri war lagu daabacay barta Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Inta uu kulankaan socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda ka taagan geeska Afrika ee salkeedu yahay xadgudubka Gurracan ee Itoobiya ku heyso Madaxbannaanida, wadajirka iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa iyo Wakiilka gaar ah ee Midowga Yurub ee Afrika Annette Weber ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay Amniga iyo nabadda Gobolka, dedaalka ugu weyn ee lagu bixin karana uu yahay in si wadajir ah la isku kaashado.<\/p>\n<p>Kulamo gaar gaar ah ayuu Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre la qaatay madax katirsan mas\u2019uuliyiin ka qaybgalaysa shirka meertada 79aad ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 25, Sept 2024 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan Xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa kulan gaar ah la qaatay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Annette Weber. Xamsa iyo Weber ayaa kawada hadlay xoojinta wadashaqeynta ka dhaxeysa Soomaaliya &amp; Midowga Yurub gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1142,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1141","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1143,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1141\/revisions\/1143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}