{"id":11420,"date":"2026-05-19T15:37:06","date_gmt":"2026-05-19T15:37:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11420"},"modified":"2026-05-19T15:37:06","modified_gmt":"2026-05-19T15:37:06","slug":"culuma-udiinka-mareeykanka-oo-ka-hadlay-weerar-lagu-qaaday-masaajid-ku-yaalla-islamic-center","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11420","title":{"rendered":"Culuma-udiinka Mareeykanka oo ka hadlay Weerar lagu qaaday Masaajid ku yaalla Islamic Center,"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 19 May 2026 {CBB}.\u00a0 \u00a0<\/strong>Imaam Taha Hassane oo ka tirsan Islamic Centre ayaa kusoo gabagabeeyay shir jaraa\u2019id isagoo sheegay in xaruntu ay tahay \u201cguri cibaado, ma aha goob dagaal.\u201d<\/p>\n<p>\u201cMuslimiinta iyo dadka aan Muslimka ahaynba mar walba waa lagu soo dhaweyn jiray Islamic Center,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in bulshada Muslimku ay murugaysan tahay, isla markaana ay warbaahinta ka codsadeen inay joojiyaan faafinta sawirrada dhibbanayaasha, iyaga oo codsanaya in la ixtiraamo qoysaska dhibbanayaasha.<\/p>\n<p>Kadib wuxuu dadka ku boorriyay inay faafiyaan dhaqan jacayl iyo isu-dulqaadasho leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 19 May 2026 {CBB}.\u00a0 \u00a0Imaam Taha Hassane oo ka tirsan Islamic Centre ayaa kusoo gabagabeeyay shir jaraa\u2019id isagoo sheegay in xaruntu ay tahay \u201cguri cibaado, ma aha goob dagaal.\u201d \u201cMuslimiinta iyo dadka aan Muslimka ahaynba mar walba waa lagu soo dhaweyn jiray Islamic Center,\u201d ayuu yiri. Wuxuu intaas ku daray in bulshada Muslimku ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11421,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11422,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11420\/revisions\/11422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}