{"id":11426,"date":"2026-05-19T15:39:16","date_gmt":"2026-05-19T15:39:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11426"},"modified":"2026-05-19T15:39:16","modified_gmt":"2026-05-19T15:39:16","slug":"magaalada-boosaaso-ayaaa-waxa-lagu-dilay-xildhibaan-katirsanaa-baarlamaanka-dg-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11426","title":{"rendered":"Magaalada Boosaaso ayaaa waxa lagu dilay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka DG Puntland ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 19 May 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Yuusuf Bootaan oo horay usoo noqday Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu dilay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaana dilay Wiilkiisa oo lagu magacaabo Maxamed Yuusuf.<\/p>\n<p>Dilka Marxuum Yuusuf Bootaan waxa uu wiilkiisa u adeegsaday Mindi, waxaana la sheegay in uu dhimirka la\u2019aa sida ay xaqiijiyeen xubno katirsan qoyska, waxaana lagu wadaa in lagu aaso magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Guriga uu dilka ka dhacay oo ku yaalla Xaafadda Al-Aqsa waxaa buux-dhaafiyay ehelka, asaxaabta iyo dadka deegaanka kuwaas oo ka naxay dhacdadaan, waxaana sidoo kale goobta tagay ciidamo katirsan kuwa ammaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 19 May 2026 {CBB}\u00a0Yuusuf Bootaan oo horay usoo noqday Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu dilay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaana dilay Wiilkiisa oo lagu magacaabo Maxamed Yuusuf. Dilka Marxuum Yuusuf Bootaan waxa uu wiilkiisa u adeegsaday Mindi, waxaana la sheegay in uu dhimirka la\u2019aa sida ay xaqiijiyeen xubno katirsan qoyska, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11427,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11426","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11426"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11428,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11426\/revisions\/11428"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}