{"id":11429,"date":"2026-05-19T15:40:12","date_gmt":"2026-05-19T15:40:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11429"},"modified":"2026-05-19T15:40:12","modified_gmt":"2026-05-19T15:40:12","slug":"dfs-oo-sheegtay-in-dalka-uu-galay-xilli-kala-guura","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11429","title":{"rendered":"DFS oo sheegtay in dalka uu galay xilli kala-guura."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 19 May 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalka uu ku jiro \u201cxilli kala-guur\u201d, taas oo noqoneysa markii ugu horreysay ee dowladda federaalka ay si rasmi ah ugu tilmaanto xaaladda siyaasadeed ee dalka marxalad kala-guur ah.<\/p>\n<p>Fiqi oo hadal ka jeediyay goob maqaaxi ah oo ku taalla magaalada Muqdisho, isla markaana ay la joogeen xildhibaanno iyo saraakiil ciidan, ayaa sheegay in xilliyada kala-guurka ay inta badan jiraan dad \u201cqalqal iyo fowdo abuura\u201d.<\/p>\n<p>\u201cXilliyada kala-guurka oo xilliyadan oo kale ah dad badan oo tuugo ah ayaa ummadda khalkhal geliya, kuwaas halkooda ayaan ku caburinaynaa,\u201d ayuu yiri wasiirka.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay in dowladda aysan diidaneyn kulamada mucaaradka, isagoo xusay inay ku kulmi karaan Hotel Jazeera si ay halkaas ugula hadlaan shacabka.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imanaya maalmo kadib markii Madaxweynaha Soomaaliya uu sheegay in Baarlamaanku muddo hal sano ah ugu daray hay\u2019adaha dastuuriga ah, kadib ansixinta dastuurka cusub ee muranka dhaliyay.<\/p>\n<p>Mucaaradka iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta ayaa tallaabadaasi ku tilmaamay mid hal dhinac ah oo sii xoojin karta kala qeybsanaanta siyaasadeed ee dalka, xilli ay fashilmeen wada-hadalladii u dhexeeyay dowladda iyo mucaaradka ee ku saabsanaa hannaanka doorashooyinka iyo arrimaha dastuurka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 19 May 2026 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalka uu ku jiro \u201cxilli kala-guur\u201d, taas oo noqoneysa markii ugu horreysay ee dowladda federaalka ay si rasmi ah ugu tilmaanto xaaladda siyaasadeed ee dalka marxalad kala-guur ah. Fiqi oo hadal ka jeediyay goob maqaaxi ah oo ku taalla magaalada Muqdisho, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11430,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11429","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11429","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11429"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11431,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11429\/revisions\/11431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11430"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}