{"id":11484,"date":"2026-05-22T08:56:22","date_gmt":"2026-05-22T08:56:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11484"},"modified":"2026-05-23T08:57:30","modified_gmt":"2026-05-23T08:57:30","slug":"qodista-shidaalka-soomaaliya-oo-lagu-soo-gabagabeeynaayo-muddo-u-dhexeysa-6-ilaa-9-bilood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11484","title":{"rendered":"Qodista shidaalka Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeynaayo muddo u dhexeysa 6 ilaa 9 bilood."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 21 May 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Madaxweynaha Wadanka Turkiga, Recep Tayyip Erdo\u011fan ayaa maanta ka hadlay Howlgalka ay soomaaliya ka wadaan oo ay ku jirto qodista Shidaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cHawlgalka aan ka waddo xeebaha Soomaaliya wuxuu leeyahay muhiimad taariikhi ah\u2026 waxaan filaynaa in howlgalka qodista shidaalka lagu soo gabagabeeyo muddo u dhexeysa 6 ilaa 9 bilood; Rejadeennu waa inaan gaarsiino shacabka walaalaha ah ee Soomaaliyeed war wanaagsan oo ay muddo dheer sugayeen.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa Xili Dowladda turkiga ay si buuxdo u garab istaagtay Dowladda Soomaaliya islamarkaana ay ka taageertay dhinacyo badan sida dib u habeenta ciidamada dib u dhiska wadooyinka iyo qodista Shidaalka oo ah halka ay dadka soomaaliyeed indhahaha kuwada haayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 21 May 2026 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Wadanka Turkiga, Recep Tayyip Erdo\u011fan ayaa maanta ka hadlay Howlgalka ay soomaaliya ka wadaan oo ay ku jirto qodista Shidaalka Soomaaliya. &nbsp; \u201cHawlgalka aan ka waddo xeebaha Soomaaliya wuxuu leeyahay muhiimad taariikhi ah\u2026 waxaan filaynaa in howlgalka qodista shidaalka lagu soo gabagabeeyo muddo u dhexeysa 6 ilaa 9 bilood; Rejadeennu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11485,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11484","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11484","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11484"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11486,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11484\/revisions\/11486"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11485"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}