{"id":11499,"date":"2026-05-22T09:04:15","date_gmt":"2026-05-22T09:04:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11499"},"modified":"2026-05-23T09:05:08","modified_gmt":"2026-05-23T09:05:08","slug":"imaaraadka-oo-markii-u-horreysay-ku-biiray-ololaha-ay-wadaan-sacuudiga-iyo-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11499","title":{"rendered":"Imaaraadka oo markii u horreysay ku biiray ololaha ay wadaan Sacuudiga iyo Qatar."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 22 May 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Imaaraadka Carabta ayaa markii u horreysay ku biiray ololaha ay wadaan Sacuudiga iyo Qatar ee looga hortagayo Mareykanka inuu dib u billaabo dagaalka Iiraan , iyagoo ku cadaadinaya Trump inuu fursad siiyo diblomaasiyadda iyo wada-hadallada lala leeyahay Iiraan halkii dib loo bilaabi lahaa dagaal militari, sabab la xiriirta cabsi ay dalalkan ka qabaan in dagaal cusub uu qalqal geliyo gobolka isla markaana dhaawac weyn u geysto dhaqaalahooda iyo mashaariicdooda horumarineed.<\/p>\n<p>Inkasta oo Sacuudiga , Qatar iyo Imaaraadka ay ku kala duwan yihiin sida adag ee Mareykanku ula macaamilayo Iiraan, haddana dhammaantood waxay isku raacsan yihiin in laga fogaado dagaal kale oo gobolka ka qarxa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 22 May 2026 {CBB}\u00a0Imaaraadka Carabta ayaa markii u horreysay ku biiray ololaha ay wadaan Sacuudiga iyo Qatar ee looga hortagayo Mareykanka inuu dib u billaabo dagaalka Iiraan , iyagoo ku cadaadinaya Trump inuu fursad siiyo diblomaasiyadda iyo wada-hadallada lala leeyahay Iiraan halkii dib loo bilaabi lahaa dagaal militari, sabab la xiriirta cabsi ay dalalkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11500,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11499","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11501,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11499\/revisions\/11501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11500"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}