{"id":1151,"date":"2024-09-25T09:33:04","date_gmt":"2024-09-25T09:33:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1151"},"modified":"2024-09-25T09:33:04","modified_gmt":"2024-09-25T09:33:04","slug":"xildhibaannada-golaha-shacabka-bjfs-oo-maanta-aqrinta-1aad-marinaya-hindise-sharciyeedka-tacliinta-sare-ee-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1151","title":{"rendered":"Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo maanta Aqrinta 1aad marinaya Hindise sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 25, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay aqrinta 1aad gelinayaan Hindise sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada.<\/p>\n<p>Xubnaha Baarlamaanka oo lagu wargeliyay saacado kahor kulankooda maanta iyo ajendaha laga doodayo ayaa la ogeysiiyay in ay soo xaadiraan si aanay kooram la\u2019aan uga baaqan fadhigooda sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ayaa maanta\u00a0 hortagaya Golaha Shacabka waxaana wehlin doonna Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan dhinaca Waxbarashada.<\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Soomaaliya ayaa dhowaan kordhisay macallimiinta u diiwaangashan kaddib markii ay Imtixaan ka qaadday Macallimiin badan oo tartan u gashay sidii ay uga mid noqon lahaayeen kuwa ay qaadaneyso Wasaaradda.<\/p>\n<p><strong>La soco wixii kasoo kordha<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 25, Sept 2024 {CBB}Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay aqrinta 1aad gelinayaan Hindise sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada. Xubnaha Baarlamaanka oo lagu wargeliyay saacado kahor kulankooda maanta iyo ajendaha laga doodayo ayaa la ogeysiiyay in ay soo xaadiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1152,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1153,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1151\/revisions\/1153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1152"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}