{"id":11516,"date":"2026-05-23T09:17:27","date_gmt":"2026-05-23T09:17:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11516"},"modified":"2026-05-23T09:17:27","modified_gmt":"2026-05-23T09:17:27","slug":"dfs-oo-sheegtay-in-duqayn-ka-dhacday-shabeelaha-hoose-lagu-dilay-xubno-katirsan-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11516","title":{"rendered":"DFS oo sheegtay in duqayn ka dhacday Shabeelaha Hoose lagu dilay xubno katirsan AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 23 May 2026 {CBB}<\/strong>War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal duqayn ah oo Dowladdu la kaashatay saaxiibada ka gacansiiya weerarrada cirka ah in lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen xubno katirsan \u2018AS\u2019 sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Ugunji ee Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Saraakiil katirsan Dowladda Federaalka ayaa Shaaciyay in ay la socdeen dhaqdhaqaaqa deegaankaan waa kahor inta aan la duqayn.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa tilmaamtay in duqayntaas lagu dilay 6 xubnood oo katirsan \u2018AS\u2019 isla markaana lagu burburiyay Hub iyo agab ay adeegsanayeen sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Dalka.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa intaas lagu sii daray in duqaymaha iyo weerarrada dhulka ah ay sii socon doonnaan ilaa laga xaqiijiyo amniga looga hortago abaabulka \u2018AS\u2019 sida warka lagu yiri waxa ay Dowladdu u mahadcelisay Dalalka ka gacansiiya howlgalladaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 23 May 2026 {CBB}War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal duqayn ah oo Dowladdu la kaashatay saaxiibada ka gacansiiya weerarrada cirka ah in lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen xubno katirsan \u2018AS\u2019 sida hadalka loo dhigay. Howlgalkaan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Ugunji ee Gobolka Shabeelaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11517,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11516","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11516","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11518,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11516\/revisions\/11518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11517"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}