{"id":11519,"date":"2026-05-23T09:20:14","date_gmt":"2026-05-23T09:20:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11519"},"modified":"2026-05-23T09:20:14","modified_gmt":"2026-05-23T09:20:14","slug":"hoggaamiyaha-kmg-ah-ee-koofur-galbeed-wafdi-la-socda-oo-gaaray-diinsoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11519","title":{"rendered":"Hoggaamiyaha KMG ah ee Koofur Galbeed &#038; wafdi la socda oo gaaray Diinsoor"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 23 May 2026 {CBB}<\/strong>Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji uuna qayb ka yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Saraakiil ciidan, Mas\u2019uuliyiin Degmo, Odoyaal dhaqameed iyo xubno kale oo laga soo dhex xulay Bulshada Degmada Diinsoor ayaa soo dhaweeyay Wafdigaan waxaana billaabanaya kulamo looga hadlayo Xaaladaha Bani aadamnimo, Amniga &amp; qodobo kale sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo ku dhow wafdigaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hoggaamiye Jibriil ayaa saacado kahor waxa uu tagay qaybo kamid ah Gobolka Baay isaga oo kormeeray ciidamada gacanta ku haya nabadgalyada Magaalada Baydhabo oo xarun ku meel-gaar u ah Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed si uu ugu dhiirrageliyo adkaynta ammaanka Magaaladaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-11520\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025-1-768x513.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025-1-629x420.jpg 629w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025-1-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025-1-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025-1-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025-1.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-11521\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025-1-768x513.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025-1-629x420.jpg 629w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025-1-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025-1-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025-1-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025-1.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-11522\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor-768x512.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-oo-gaaray-Diinsoor.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 23 May 2026 {CBB}Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji uuna qayb ka yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. &nbsp; Saraakiil ciidan, Mas\u2019uuliyiin Degmo, Odoyaal dhaqameed iyo xubno kale oo laga soo dhex xulay Bulshada Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11521,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11519","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11519"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11523,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11519\/revisions\/11523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}