{"id":11531,"date":"2026-05-24T16:22:03","date_gmt":"2026-05-24T16:22:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11531"},"modified":"2026-05-24T16:22:03","modified_gmt":"2026-05-24T16:22:03","slug":"dfs-oo-hakisay-in-dalka-masar-loogu-safro-ok-to-board","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11531","title":{"rendered":"DFS oo hakisay in dalka Masar loogu safro OK-to-Board"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 24 May 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Soomaaliya ayaa si ku meel gaar ah u hakisay in dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safarka ee loo yaqaan (OK-to-Board), ka dib caqabado ku yimid Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u socdaalayay dalka Masar maalmihi lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si dhow ula socotay caqabadaha ku yimid Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u socdaalayay Dalka Masar maalmihi lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Sidoo kale warsaxaafadeed ka soo baxay Hay\u2019adda ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ku wargalisay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Masar in Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar loogu safri karo dal-ku-galka rasmiga ah oo ay bixiso Qunsuliyada Masar oo kaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>\u201cHay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxay xoojinaysaa xiriirka socdaalka iyo saaxiibtinimada ee ka dhaxeysa labada dowladood ee Soomaaliya iyo Masar,\u201d sida lagu yiri warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay\u2019adda.<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-1476 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed-724x1024.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed-724x1024.jpg 724w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed-212x300.jpg 212w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed-768x1086.jpg 768w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed-150x212.jpg 150w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed-300x424.jpg 300w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed-696x984.jpg 696w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed-1068x1511.jpg 1068w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/warsi-xafadeed.jpg 1414w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"984\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 24 May 2026 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa si ku meel gaar ah u hakisay in dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safarka ee loo yaqaan (OK-to-Board), ka dib caqabado ku yimid Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u socdaalayay dalka Masar maalmihi lasoo dhaafay. Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11532,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11531"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11533,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11531\/revisions\/11533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}