{"id":11563,"date":"2026-05-26T14:32:40","date_gmt":"2026-05-26T14:32:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11563"},"modified":"2026-05-26T14:32:40","modified_gmt":"2026-05-26T14:32:40","slug":"madaxweynaha-jubaland-oo-cafis-u-fidisay-tiro-maxaabiis-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11563","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubaland oo cafis u fidisay tiro Maxaabiis ah."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 26 May 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa cafis u fidiyay maxaabiis ku xukumnaa dambiyo fudud oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubaland oo ku taariikheysan 26-ka May 2026, ayaa lagu sheegay in cafiskan uu ku yimid munaasabadda Ciidul Adxa sanadkan 1447 Hijriyada.<\/p>\n<p>Sida ku xusan wareegtada, 31 maxbuus oo kamid ahaa dadka ku xirnaa xabsiga dhexe ee Kismaayo ayaa laga siidaayay xabsiga, kadib markii Madaxweynaha Jubaland uu u fidiyay cafis.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa yimid kadib soo jeedin ay sameeyeen Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland iyo sidoo kale Xeer-ilaalinta Guud ee Jubaland.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale lagu sheegay wareegtada in Xafiiska Xeer-ilaalinta Guud ee Jubaland uu la socon doono fulinta cafiska iyo sii deynta maxaabiista la cafiyay.<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 26 May 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa cafis u fidiyay maxaabiis ku xukumnaa dambiyo fudud oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubaland oo ku taariikheysan 26-ka May 2026, ayaa lagu sheegay in cafiskan uu ku yimid munaasabadda Ciidul Adxa sanadkan 1447 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11564,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11565,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11563\/revisions\/11565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}