{"id":11577,"date":"2026-05-27T13:47:29","date_gmt":"2026-05-27T13:47:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11577"},"modified":"2026-05-27T13:47:29","modified_gmt":"2026-05-27T13:47:29","slug":"ciidamada-ammaanka-dfs-oo-kordhiyay-hubinta-goobaha-lagu-hubiyo-gaadiidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11577","title":{"rendered":"Ciidamada Ammaanka DFS oo kordhiyay hubinta goobaha lagu hubiyo Gaadiidka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 27 May 2026 {CBB}<\/strong>Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhiyay goobaha lagu hubiyo Gaadiidka ee Magaalada Muqdisho maadaama maanta ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa isla markaana uu badan yahay isu socodka Dadka.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka ayaa kormeeray qaybo kamid ah goobahaas hubinta ah, waxa ay Saraakiisha halkaas maamusha iyo ciidamadu fareen in ay xoojiyaan nabadgalyada sidoo kalena fududeeyaan Isu socodka Gaadiidka.<\/p>\n<p>Saacado kahor waxaa kormeerka qayb ka qaatay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag &amp; mas\u2019uuliyiin kale oo la socotay oo kormeetay dhowr goob.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 27 May 2026 {CBB}Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhiyay goobaha lagu hubiyo Gaadiidka ee Magaalada Muqdisho maadaama maanta ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa isla markaana uu badan yahay isu socodka Dadka. Saraakiil katirsan Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka ayaa kormeeray qaybo kamid ah goobahaas hubinta ah, waxa ay Saraakiisha halkaas maamusha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11578,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11577","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11577","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11577"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11579,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11577\/revisions\/11579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11578"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}