{"id":11584,"date":"2026-05-27T13:50:22","date_gmt":"2026-05-27T13:50:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11584"},"modified":"2026-05-27T13:50:22","modified_gmt":"2026-05-27T13:50:22","slug":"soomaaliya-oo-soosaaraysa-macdanta-yuraaniyamta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11584","title":{"rendered":"Soomaaliya oo soosaaraysa Macdanta Yuraaniyamta"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 27 May 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Batroolka &amp; Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa sheegay in dhammaadka 2026 lasoo gabagayn doonno soosaarka Shidaalka Dalka loona gudbi doonno ka faa\u2019iidaysiga Macdanta Yuraaniyamkta &amp; Khayraatka kale ee muhiimka ah.<\/p>\n<p>Waxa uu bogaadiyay Madaxda iyo Shacabka Turkiga isaga oo sheegay in ay Soomaaliya caawiyeen iyada oo xaalado adag ay wajahaysay sannadkii 2011 ilaa maanta uu iskaashigooda uu gaaray meel wanaagsan oo horumar muuqda ku dhex jiro.<\/p>\n<p>Wasiir Daahir ayaa intaas ku daray in had iyo jeer ay wadatashiyo gaar ah yeeshaan Dowladaha Soomaaliya &amp; Turkiga si ay isaga kaashadaan ku guulaysiga howsha lagu gaarayo soosaarka shidaalka ku jira Dalka oo laga qodayo ceel dhirirkiisu yahay 7,500 Mitir.<\/p>\n<p>Markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey oo horay Soomaaliya usoo gaaray ayaa ku guda jira howsha soosaarka shidaalka Dalka, Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyir Erdogan ayaa maalmo kahor ku dhawaaqay in 6 ilaa 9 ay ku qaadanayso soo gabagabaynta soosaarka Shidaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladaha Soomaaliya &amp; Turkiga waxaa ka dhaxeeya Iskaashi ku dhisan dhinacyada Dhaqaalaha, Militariga, soosaarka Shidaalka, Amniga, Tayaynta Ciidamada, Ilaalinta Nabadgalyada Badda &amp; kuwo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 27 May 2026 {CBB}Wasiirka Batroolka &amp; Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa sheegay in dhammaadka 2026 lasoo gabagayn doonno soosaarka Shidaalka Dalka loona gudbi doonno ka faa\u2019iidaysiga Macdanta Yuraaniyamkta &amp; Khayraatka kale ee muhiimka ah. Waxa uu bogaadiyay Madaxda iyo Shacabka Turkiga isaga oo sheegay in ay Soomaaliya caawiyeen iyada oo xaalado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11585,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11586,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11584\/revisions\/11586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}