{"id":11590,"date":"2026-05-28T14:57:15","date_gmt":"2026-05-28T14:57:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11590"},"modified":"2026-05-28T14:57:15","modified_gmt":"2026-05-28T14:57:15","slug":"trump-oo-sheegay-in-aysan-jiri-doonin-cid-si-gaar-ah-u-maamusho-marinka-hormuz","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11590","title":{"rendered":"Trump oo sheegay in aysan jiri doonin cid si gaar ah u maamusho Marinka Hormuz."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis May 27, 2026 {CBB} <\/strong>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadalayay Marinka Hormuz ayaa sheegay in aysan jiri doonin cid si gaar ah u maamusho, uuna ahaanayo mid cid kasta u furan.<\/p>\n<p>Trump ayaa shaaciyay in damaca Iran iyo rabitaan Mareykanku aad u kala fog yahay \u201cjamhuuriyadda islaamiga ah ee Iiraan waxa ay doonaysaa kaantaroolida marinka Hormuz,\u2019\u2019 ayuu yiri Trump.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sii raaciyay hadalkiisa\u2018\u2019Cidna ma kaantarooli karto, maxaa yeelay waxa ay ku taalaa biyaha caalamiga ah, Cumaanna waxa ay u dhaqmaysaa sida cid walba\u201d.<\/p>\n<p>Hadalka Trump ayaa kusoo aadaya xilli xiisadda Marinka Hormuz ay aad u cakiran tahay, dhowaana ay ka dhacday weerar lagu qaaday doomo Iran leedahay meel aan ka fogeyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis May 27, 2026 {CBB} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadalayay Marinka Hormuz ayaa sheegay in aysan jiri doonin cid si gaar ah u maamusho, uuna ahaanayo mid cid kasta u furan. Trump ayaa shaaciyay in damaca Iran iyo rabitaan Mareykanku aad u kala fog yahay \u201cjamhuuriyadda islaamiga ah ee Iiraan waxa ay doonaysaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11591,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11590","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11592,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11590\/revisions\/11592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}