{"id":1164,"date":"2024-09-26T09:39:23","date_gmt":"2024-09-26T09:39:23","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1164"},"modified":"2024-09-26T09:39:23","modified_gmt":"2024-09-26T09:39:23","slug":"wabiga-shabeelle-oo-ku-fatahay-deegaanno-ka-tirsan-gobolka-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1164","title":{"rendered":"Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 26, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo xaalad adag ay soo wajahday dadka shacabka ah. Fatahaaddan ayaa si gaar ah u saameysay deegaanka Sabiib ee hoos yimaada degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegay in fatahaadda ay saamaysay beerahooda, dalagyadii ay beerteen. \u201cBeerihii ayaa naga baaba\u2019ay, waxaan ka cabsi qabnaa in ay xaaladu sii xumaato,\u201d ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Intaas waxaa dheer, Shacabka deggan magaalada Afgooye ayaa walaac ka muujinaya cabsida laga qabo in uu ku soo fataho wabiga Shabeelle, iyada oo xaafadaha qaar waddooyinka go\u2019een.<\/p>\n<p>Dadka ayaa dowlada Federaalka iyo Maamulka Koofur Galbeed ugu baaqaya in ay wax ka qabtaan xaaladda taagan<\/p>\n<p>Qaar kamid ah ciidamada dowladda ayaa ka qeyb galay gurmadka loo sameeyay dadka ay biyaha webiga saameeyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 26, Sept 2024 {CBB}Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo xaalad adag ay soo wajahday dadka shacabka ah. Fatahaaddan ayaa si gaar ah u saameysay deegaanka Sabiib ee hoos yimaada degmada Afgooye. Dadka deegaanka ayaa sheegay in fatahaadda ay saamaysay beerahooda, dalagyadii ay beerteen. \u201cBeerihii ayaa naga baaba\u2019ay, waxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1165,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1166,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1164\/revisions\/1166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}