{"id":11641,"date":"2026-05-29T15:41:44","date_gmt":"2026-05-29T15:41:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11641"},"modified":"2026-05-29T15:41:44","modified_gmt":"2026-05-29T15:41:44","slug":"dfs-oo-xoojinaysa-xiriirka-kaladhaxeyo-bangiga-horumarinta-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11641","title":{"rendered":"DFS oo xoojinaysa xiriirka kaladhaxeyo Bangiga Horumarinta Afrika ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco\u00a0 29, May 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika, Dr. Sidi Ould Tah, intii uu socday shir-sanadeedka Bangiga oo ka qabsoomaya magaalada Brazzaville ee Jamhuuriyadda Congo.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarka ay Soomaaliya ka sameysay dib-u-habaynta dhaqaalaha, xoojinta koboca dhaqaale iyo sidii loo kordhin lahaa maalgashiga iyo taageerada horumarineed ee dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda ayaa soo bandhigay dadaallada dowladda Federaalka ay ku dooneyso dib-u-dhiska hay\u2019adaha dhaqaalaha iyo kobcinta fursadaha maalgashi, iyadoo Soomaaliya ay dadaal ugu jirto inay soo jiidato taageero caalami ah kadib sanadihii ay wajahayeen caqabado dhaqaale iyo amni.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada dhinac ayaa ka wada hadlay doorka Bangiga Horumarinta Afrika ee taageeridda mashaariicda muhiimka ah ee la xiriira kaabeyaasha dhaqaalaha, adeegyada bulshada iyo dib-u-dhiska dalka.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto qorshayaasha dib-u-habaynta dhaqaalaha, iyadoo mudnaan gaar ah siinaysa kobcinta maalgashiga, abuurista shaqooyin cusub iyo horumarinta adeegyada aasaasiga ah si loo taageero kobaca dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Bangiga Horumarinta Afrika ayaa ka mid ah hay\u2019adaha maaliyadeed ee sida dhow ula shaqeeya Soomaaliya, waxaana uu taageero siiya mashaariicda horumarinta iyo qorshayaasha dib-u-soo kabashada dhaqaalaha dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco\u00a0 29, May 2026 {CBB}Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika, Dr. Sidi Ould Tah, intii uu socday shir-sanadeedka Bangiga oo ka qabsoomaya magaalada Brazzaville ee Jamhuuriyadda Congo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarka ay Soomaaliya ka sameysay dib-u-habaynta dhaqaalaha, xoojinta koboca dhaqaale iyo sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11642,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11643,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11641\/revisions\/11643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}