{"id":11660,"date":"2026-05-30T09:38:36","date_gmt":"2026-05-30T09:38:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11660"},"modified":"2026-05-30T09:38:36","modified_gmt":"2026-05-30T09:38:36","slug":"ilhaan-cumar-oo-ku-dhawaaqday-in-ay-mar-kale-u-sharraxan-tahay-aqalka-hoose-ee-congress-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11660","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar oo ku dhawaaqday in ay mar kale u sharraxan tahay Aqalka-hoose ee \u2018Congress Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti\u00a0 30, May 2026 {CBB}<\/strong>Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku dhawaaqday in ay mar kale u sharraxan tahay Aqalka-hoose ee \u2018Congress\u2019 dalkaas, iyada oo tan iyo 2018 meteleysa degmada shanaad ee Minnesota.<\/p>\n<p>Ilhaan iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee dalal kale ku dhashay ayaa se markan wajahaya olole xooggan oo ah \u2018America First\u2019, iyada oo Xil.Nancy Mace oo hormuud u ah kacdoonkan ay ku doodeyso in ay tahay in xilal ka sare ee dalka loo xidho muwaadiniinta ku dhashay Mareykan (natural-born) iyada oo la sheegey in ay leeyihiin daacadmimo dhammaystiran,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Halka muwaadiniinta ku dhashay dalal kale ee qaatay dhalashada (Naturalized citizens) ay yeelan karaan daacadnimo laba geesood ah oo ay jecel yihiin halkii ay xudduntoodu taallay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti\u00a0 30, May 2026 {CBB}Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku dhawaaqday in ay mar kale u sharraxan tahay Aqalka-hoose ee \u2018Congress\u2019 dalkaas, iyada oo tan iyo 2018 meteleysa degmada shanaad ee Minnesota. Ilhaan iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee dalal kale ku dhashay ayaa se markan wajahaya olole xooggan oo ah \u2018America First\u2019, iyada oo Xil.Nancy Mace oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11661,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11662,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11660\/revisions\/11662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}