{"id":1170,"date":"2024-09-26T09:42:38","date_gmt":"2024-09-26T09:42:38","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1170"},"modified":"2024-09-26T09:42:38","modified_gmt":"2024-09-26T09:42:38","slug":"madaxweynaha-ruushka-oo-sheegay-in-qorsheynayaan-isticmaalka-nukliyeerka-haddii-la-soo-weeraro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1170","title":{"rendered":"Madaxweynaha Ruushka oo sheegay in qorsheynayaan Isticmaalka Nukliyeerka, haddii la soo weeraro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 26, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa sheegay in ay wax ka badalayaan shuruucda isticmaalka hubka Nukliyeerka, isaga oo sheegay in diyaar u yihiin iska difaacida cid kasta oo weerar ku soo qaada.<\/p>\n<p>Sharci caalamiga ah ayaa qaba in dalalka heysta hubka Nukliyeerka aysan weerar toos ah ku qaadi Karin kuwo kale ee aan heysan.<\/p>\n<p>Tani waxay sidoo kale keeni kartaa in Ruushku ka fikiro in la beddelo sharcigan la xiriira isticmaalka hubkiisa Nukliyeerka, iyada oo laga cabsi qabo in tani sababto dagaal cusub.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Ukraine ayaa dalalka reer galbeedka ka raadineysaa taageero milatari, si ay adeegsato gantaalada riddada dheer.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa la filayaa maanta in uu la kulmo dhigiisa dalka Mareykanka, Joe Biden isaga oo kala hadli taageero Militeri iyo xoojinta dagaalka socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 26, Sept 2024 {CBB}Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa sheegay in ay wax ka badalayaan shuruucda isticmaalka hubka Nukliyeerka, isaga oo sheegay in diyaar u yihiin iska difaacida cid kasta oo weerar ku soo qaada. Sharci caalamiga ah ayaa qaba in dalalka heysta hubka Nukliyeerka aysan weerar toos ah ku qaadi Karin kuwo kale ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1171,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27],"tags":[],"class_list":["post-1170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1172,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1170\/revisions\/1172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}