{"id":11717,"date":"2026-06-01T10:10:46","date_gmt":"2026-06-01T10:10:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11717"},"modified":"2026-06-02T10:12:15","modified_gmt":"2026-06-02T10:12:15","slug":"dadka-reer-australia-oo-qaati-ka-taagan-duuli-ama-jiir-fara-baan-ku-haya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11717","title":{"rendered":"Dadka reer Australia oo qaati ka taagan Duuli ama Jiir fara-ba\u2019an ku haya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 1, June 2026 {CBB}<\/strong>Waxaa aad ugu soo badanaya isalmarkana si ballaaran ugu ku faafay jiirar ama Dooli argagax geliyay beeraleyda qaybo badan oo ka mid ah Australia, iyadoo jiirarku ama Dooliga si xad dhaaf ah ugu bateen guryaha hareerahooda isla markaana ay baabi\u2019inayaan beeraha hadhuudhka.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli beeraleydu ay horeba ugu jireen cadaadis ka dhashay dhibaatada shidaalka iyo bacriminta oo aan la saadaalin karin, taas oo la xiriirta dagaalka u dhexeeya Maraykanka, Israa\u2019iil iyo Iran.<\/p>\n<p>Dhibaatadan cusub ayaa ku khasabtay beeraleyda inay ku bixiyaan boqollaal kun oo doollar dib-u-beeris dalagyo ay jiirarku ama Dooliga cuneen ama inay saacado badan ku lumiyaan dhigista waxyabao la sumeeyay ama sunta jiirka lagu daray si loo laayo Dooliga.<\/p>\n<p>\u201cWaa kharash aad u weyn, mana aha oo keliya qiimaha dabinada iyo Sunta loo dhigo,\u201d ayuu yiri Geoff Cosgrove, oo 43 jir ah, kana shaqeeya beer dhan 14,000 hektar oo ku taal Mingenew, halkaas oo uu ka beero sarreen iyo dalagyo kale<\/p>\n<p>\u201cWaxay sidoo kale saameyn ku yeeshaan maskaxdaada; habeenkii ayay meel kasta ku ordaan, saqafka dhexdiisa, iyo qalabka qaboojiyaha. Waad maqli kartaa, waadna urin kartaa \u2014 urkoodu wuxuu la mid yahay meyd qudhmaya,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Geoff Cosgrove wuxuu ku jiray shaqada beeraha muddo 25 sano ah, mudadaas oo dhan wuxuu sheegay inuu laba jeer oo keliya ku khasbanaaday inuu isticmaalo Sunta iyo dabinada lagu dilo jiirarka ama Dooliga.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in faafitaanka Dooliga ee sannadkan uu yahay \u201cmid aad uga sii daran kii dhacay sannadkii 2021.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 1, June 2026 {CBB}Waxaa aad ugu soo badanaya isalmarkana si ballaaran ugu ku faafay jiirar ama Dooli argagax geliyay beeraleyda qaybo badan oo ka mid ah Australia, iyadoo jiirarku ama Dooliga si xad dhaaf ah ugu bateen guryaha hareerahooda isla markaana ay baabi\u2019inayaan beeraha hadhuudhka. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli beeraleydu ay horeba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11718,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11717"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11720,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11717\/revisions\/11720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}