{"id":11729,"date":"2026-06-02T10:19:49","date_gmt":"2026-06-02T10:19:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11729"},"modified":"2026-06-02T10:19:49","modified_gmt":"2026-06-02T10:19:49","slug":"iiraan-oo-ku-hanjabtay-in-ay-xiri-doonto-marin-biyoodka-baab-al-mandab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11729","title":{"rendered":"Iiraan oo ku Hanjabtay in ay Xiri doonto Marin Biyoodka Baab al-Mandab."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 2 June 2026 {CBB} <\/strong>Taliyaha Ciidanka Dibadda ee Faylaq Al-Qudus, Ismaaciil Qa\u2019aani, ayaa sheegay in weerarrada Israa\u2019iil ee ka socda Lubnaan iyo Qaza ay horseedi karaan in la xiro Marinka Baab al-Mandab, sida ay horey xiisaddu u saameysay Marinka Hormuz. Wuxuu sidoo kale ka digay in la furi karo furimo cusub oo ay ka dagaallamaan kooxaha loo yaqaan \u201cJabhadaha Muqaawamada\u201d haddii dagaalku sii ballaarto.<\/p>\n<p>Hadalka Qa\u2019aaani wuxuu muujinayaa in Iiraan iyo xulafadeedu ay diyaar u yihiin inay ballaariyaan cadaadiska gobolka, iyadoo Baab al-Mandab loo arko marin istiraatiiji ah oo saameyn weyn ku leh ganacsiga iyo maraakiibta caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 2 June 2026 {CBB} Taliyaha Ciidanka Dibadda ee Faylaq Al-Qudus, Ismaaciil Qa\u2019aani, ayaa sheegay in weerarrada Israa\u2019iil ee ka socda Lubnaan iyo Qaza ay horseedi karaan in la xiro Marinka Baab al-Mandab, sida ay horey xiisaddu u saameysay Marinka Hormuz. Wuxuu sidoo kale ka digay in la furi karo furimo cusub oo ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11730,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11729","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11729","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11729"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11731,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11729\/revisions\/11731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11730"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}