{"id":11732,"date":"2026-06-02T10:22:51","date_gmt":"2026-06-02T10:22:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11732"},"modified":"2026-06-02T10:22:51","modified_gmt":"2026-06-02T10:22:51","slug":"iiraan-oo-dejisay-qorshayaal-cusub-oo-looga-hortagayo-sii-socoshada-weerarrada-ay-israaiil-ka-gaysanayso-lubnaan-iyo-qasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11732","title":{"rendered":"Iiraan oo dejisay qorshayaal cusub oo looga hortagayo sii socoshada weerarrada ay Israa\u2019iil ka gaysanayso Lubnaan iyo Qasa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 2 June 2026 {CBB}<\/strong>Taliyaha ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ee dibadda ka howlgalla ee Quds , Jen. Esmail Qaani ayaa sida ay Al Jazeera baahisay wuxuu sheegay inay Iiraan dejisay qorshayaal cusub oo looga hortagayo sii socoshada weerarrada ay Israa\u2019iil ka gaysanayso Lubnaan iyo Qasa.<br \/>\nWuxuu yiri;<\/p>\n<p>\u201c Sii socoshada weerarrada Lubnaan iyo Qasa, waxaa ka dhalanaya in la xiro marin-biyoodka Bab al-Mandab oo lagu soo rogo xaalad la mid ah marinka Hormuz.\u201d Waxaa kaloo uu intaa ku daray ;<\/p>\n<p>\u201c Qorshaha wuxuu yahay in sidoo jihooyin cusub ay iska caabinta ka weerarto Israa\u2019iil, haddii aan si rasmi ah loo joojin weerarrada Lubnaan iyo Qasa, waxaa naga go\u2019an xabbad-joojin hal dhinac ah inaan la aqbalin.\u201d<\/p>\n<p>Trump, ayaa horey u sheegay in xabbad-joojinta laga dhaqangeliyay Lubnaan, markii Iiraan ay ku hanjabtay inay weerarri doonto waqooyiga dhulka Israa\u2019iil ay haysato, balse Iiraan wali waxay u aragtaa in loo baahanyahay cadaadis dheeraad ah oo salka dhulka u dhigaya Israa\u2019iil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 2 June 2026 {CBB}Taliyaha ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ee dibadda ka howlgalla ee Quds , Jen. Esmail Qaani ayaa sida ay Al Jazeera baahisay wuxuu sheegay inay Iiraan dejisay qorshayaal cusub oo looga hortagayo sii socoshada weerarrada ay Israa\u2019iil ka gaysanayso Lubnaan iyo Qasa. Wuxuu yiri; \u201c Sii socoshada weerarrada Lubnaan iyo Qasa, waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11733,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11732","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11732"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11734,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11732\/revisions\/11734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11733"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}