{"id":11772,"date":"2026-06-03T11:51:00","date_gmt":"2026-06-03T11:51:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11772"},"modified":"2026-06-04T11:52:21","modified_gmt":"2026-06-04T11:52:21","slug":"warar-ka-soo-baxay-xaaladda-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11772","title":{"rendered":"Warar ka soo baxay xaaladda magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 3,June 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Waraka ka imanyaa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad kooban uu ka dhacay Isgoyska Dabka, kaas u dhexeeya ciidamadda dawladda iyo ilaalada raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayrre, sida ay BBC-da u xaqiijiyeen ilo ku dhow hay\u2019adaha amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Raysalwasaarahii hore ee Soomaaliya ayaa boggiisa baraha bulshada ku sheegay in weerar lagu soo qaaday xilli uu la shirayay hoggaanka dhaqanka.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa ku soo beegmaysa xilli maalinta berri ah a filayo bannaanbax ay soo agaasimeen mucaaradka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muuqaallo iyo sawirro lagu baahiyay baraha bulshada oo aanay BBC-du xaqiijin karin ayaa muujinaya rasaas xooggan oo la is weydaarsanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 3,June 2026 {CBB}\u00a0Waraka ka imanyaa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad kooban uu ka dhacay Isgoyska Dabka, kaas u dhexeeya ciidamadda dawladda iyo ilaalada raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayrre, sida ay BBC-da u xaqiijiyeen ilo ku dhow hay\u2019adaha amniga Soomaaliya. Raysalwasaarahii hore ee Soomaaliya ayaa boggiisa baraha bulshada ku sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11773,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11772","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11772","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11772"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11774,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11772\/revisions\/11774"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11772"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11772"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}