{"id":11782,"date":"2026-06-04T12:17:03","date_gmt":"2026-06-04T12:17:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11782"},"modified":"2026-06-04T12:17:03","modified_gmt":"2026-06-04T12:17:03","slug":"odayaal-dhaqan-oo-ku-godoonsan-guriga-uu-muqdisho-ka-daganyahay-xasan-cali-kheyrre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11782","title":{"rendered":"Odayaal Dhaqan oo ku go\u2019doonsan Guriga uu Muqdisho ka daganyahay Xasan Cali Kheyrre."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 4,June 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Odayaal Dhaqan oo Waan-waan u tagay Guriga uu Muqdisho ka daganyahay Ra\u2019iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa muddo saacado ah ku go\u2019doonsan goobtaasi.<\/p>\n<p>Guriga oo ku yaalladegmada Howlwadaag ee Gobolka Banaasir ayaa waxaa ka mid ah Xubnaha ku Go\u2019doonsan Imaamka Mudulood Imaad Daahir,Ugaaska Mudulood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo Odayaal kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa goobta horay u joogay Ugaaska beesha Murusade,Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin uu ka mid yahay Ra\u2019iisulwasaare hore Xasan Cali Kheyrre iyo xubno kale oo horay ugu sugnaa Guriga.<\/p>\n<p>Maadaama uu dagaal dhawr mar dhacay uu ku qabsaday Odayaashan halkaas ayaa la xaqiijiyey inay u suurogali la\u2019dahay inay ka baxaan goobta maadaama rasaas dhacayso ciidankiina ay is hor-fadhiyaan.<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 4,June 2026 {CBB}\u00a0Odayaal Dhaqan oo Waan-waan u tagay Guriga uu Muqdisho ka daganyahay Ra\u2019iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa muddo saacado ah ku go\u2019doonsan goobtaasi. Guriga oo ku yaalladegmada Howlwadaag ee Gobolka Banaasir ayaa waxaa ka mid ah Xubnaha ku Go\u2019doonsan Imaamka Mudulood Imaad Daahir,Ugaaska Mudulood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo Odayaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11783,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11784,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11782\/revisions\/11784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}