{"id":11785,"date":"2026-06-04T12:18:05","date_gmt":"2026-06-04T12:18:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11785"},"modified":"2026-06-04T12:18:05","modified_gmt":"2026-06-04T12:18:05","slug":"dowladda-oo-ciidamo-xooggan-galisay-dagaalka-ay-kula-jirto-mucaaridka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11785","title":{"rendered":"Dowladda oo ciidamo xooggan Galisay Dagaalka ay kula Jirto Mucaaridka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 4,June 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo xooggan oo kale ku wajahaysa mucaaridka, iyada oo la arkayo ciidan millateri ah oo ku sii jeeda degmada Cabdicasiis oo uu degey Shariif &amp; xaafadda Barmuuda oo aan ka fogeyn Villa-Somalia oo uu ku hoyonayo Kheyre.<\/p>\n<p>Dhinacooda mucaaridka ayaa heleya ciidan gurmad ah oo beeleed.<\/p>\n<p>Iska-hor-imaadyada caawa &amp; galabtay ayaa yimi, iyada oo mucaaridku berri qorshaysanayeen banaanbax-weyn, waxa se berri laga cabsi qabaa isku-dhacyo kale.<\/p>\n<p>Dagaal culus ayaa markale ka bilowday hoyga uu Muqdisho ka degay M\/weyne hore Shariif kaasi oo kuyaalla degmada C\/casiis.<\/p>\n<p>dhawaqa rasaas iyo hub culus ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho iyadoo ciidamo horleh oo ka tirsan kuwa dowladda ay ku biireen dagaalka u dhaxeeya ciidamada mucaaradka iyo kuwa dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 4,June 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo xooggan oo kale ku wajahaysa mucaaridka, iyada oo la arkayo ciidan millateri ah oo ku sii jeeda degmada Cabdicasiis oo uu degey Shariif &amp; xaafadda Barmuuda oo aan ka fogeyn Villa-Somalia oo uu ku hoyonayo Kheyre. Dhinacooda mucaaridka ayaa heleya ciidan gurmad ah oo beeleed. Iska-hor-imaadyada caawa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11786,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11785","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11785"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11787,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11785\/revisions\/11787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11786"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}