{"id":11794,"date":"2026-06-04T12:21:31","date_gmt":"2026-06-04T12:21:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11794"},"modified":"2026-06-04T12:21:31","modified_gmt":"2026-06-04T12:21:31","slug":"duulimaadyada-garoonka-diyaaradaha-aadan-cadde-ee-magalaada-muqdisho-oo-wax-hakada-aana-galin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11794","title":{"rendered":"Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magalaada muqdisho oo wax hakada aana galin"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 4,June 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay ay caadi u socdaan howlaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, xilli saacadihii la soo dhaafay rasaas laga maqlay gudaha Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo farriin loo diray dadka doonaya in ay safraan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<div id=\"aswift_1_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p><strong>\u201cQofwalba oo Safar u qorsheeysnaa Waa uu bixi karaa waana iman karaa, Duulimaad Gudaha ah iyo mid Caalami ah oo la baajiyay majiro, waana sidii hore\u201d<\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Hay\u2019adda Duulista Rayidka.<\/p>\n<p>Bayaanka oo sii socda ayaa lagu beeniyay wararka la isla dhexmaraayo baraha bulshada ee la xiriira in ay istaageen Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 4,June 2026 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay ay caadi u socdaan howlaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, xilli saacadihii la soo dhaafay rasaas laga maqlay gudaha Caasimadda Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo farriin loo diray dadka doonaya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11795,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11796,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11794\/revisions\/11796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11795"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}