{"id":11797,"date":"2026-06-04T12:23:23","date_gmt":"2026-06-04T12:23:23","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11797"},"modified":"2026-06-04T12:23:23","modified_gmt":"2026-06-04T12:23:23","slug":"booliiska-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saarey-xaaladda-amni-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11797","title":{"rendered":"Booliiska Soomaaliya oo war ka soo saarey xaaladda amni ee magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 4,June 2026 {CBB}<\/strong>War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inuu gaba gabo ku dhow yahay howlgal saacadihii la soo dhaafay ay ka wadeen qaar kamid ah Xaafadaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa lagu sheegay in Laamaha Amniga ay la la dagaalamayaan \u2018Maleeshiyaad Hoobiyeyaal ku garaacay qaar kamid ah Xaafadaha Caasimadda.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_1_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong>\u201cMaleeshiyaadkan oo ku sugan goobaha ay deggen yihiin xubno qaswadayaal ah oo isku sheegaya siyaasiyiin, kana soo horjeeda amniga iyo xasilloonida, isla markaana ka dambeeyay abaabulka falalkan, ayaa hoobiyeyaal ku weeraray xaafado ay ku nool yihiin dad rayid ah\u201d<\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri Bayaanka ay soo saareen Taliska Booliiska.<\/p>\n<p>Qoraalka oo sii socda ayaa lagu yiri\u00a0<strong>\u201cShacabka waxaa lagu wargelinayaa in aysan jirin bannaanbaxyo nabadeed oo, balse ay jirto dhacdo hubeysan oo ay Hay\u2019adaha Amnigu ku howlan yihiin afjariddeeda\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho laga maqlay rasaas iyo madaafiic ay is dhaafsadeen Hay\u2019addaha Amniga iyo Ciidamo taabacsan Mucaaradka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 4,June 2026 {CBB}War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inuu gaba gabo ku dhow yahay howlgal saacadihii la soo dhaafay ay ka wadeen qaar kamid ah Xaafadaha magaalada Muqdisho. Bayaanka ayaa lagu sheegay in Laamaha Amniga ay la la dagaalamayaan \u2018Maleeshiyaad Hoobiyeyaal ku garaacay qaar kamid ah Xaafadaha Caasimadda. \u201cMaleeshiyaadkan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11798,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11799,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11797\/revisions\/11799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}