{"id":11800,"date":"2026-06-04T12:24:45","date_gmt":"2026-06-04T12:24:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11800"},"modified":"2026-06-04T12:24:45","modified_gmt":"2026-06-04T12:24:45","slug":"dowladda-soomaaliya-howlgal-ka-dhan-ah-kooxo-hubeysan-oo-mucaaradku-abaabuleen-ayeey-ku-sheegeen-inuu-gabagabo-maraya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11800","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya: Howlgal ka dhan ah kooxo hubeysan oo mucaaradku abaabuleen ayeey ku sheegeen inuu gabagabo maraya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 4,June 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hay\u2019adaha amniga caasimadda ay wadaan howlgal amni oo ballaaran oo lagu bartilmaameedsanayo kooxo hubeysan oo, sida ay sheegtay, ku lug lahaa weerarro hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<div class=\"article-content\">\n<div class=\"optidigital-wrapper-div od-wrapper-base-5k4ruv od-wrapper-dimensions-1ipi1b od-wrapper-background-hixprw od-wrapper-slot-spacing-hjxh1p od-wrapper-loading-kwrdoy od-wrapper-loading-background-h2796x\" data-optidigital-slot=\"true\" data-od-slot-key=\"xsoukq\">\n<div class=\"optidigital-brand od-brand-container-svdpy5\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in howlgalka uu marayo gabagabo, isla markaana lagu baadi-goobayo maleeshiyaad ku hubeysan hub culus oo lagu eedeeyay inay weerarro ku qaadeen deegaanno ay deggen yihiin dad rayid ah.<\/p>\n<p>Taliye Mahdi ayaa sidoo kale sheegay in kooxahan ay ku sugan yihiin goobo ay deggen yihiin siyaasiyiin mucaarad ah oo lagu tilmaamay inay ka dambeeyeen abaabulka falalkaas, iyadoo shacabka loogu baaqay inay ka fogaadaan goobaha ay howlgalladu ka socdaan islamarkaana ay la shaqeeyaan hay\u2019adaha amniga.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa sheegay in waxa ka socda Muqdisho aanu ahayn bannaanbax nabadeed, balse uu yahay dhacdo amni oo ay ciidamadu ku hawlan yihiin sidii loo soo afjari lahaa.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu magaalada Muqdisho ka wado weerar uu ku tilmaamay mid lagu bartilmaameedsanayo isaga, siyaasiyiin kale iyo odayaal dhaqameed ku jiray dadaallo dhexdhexaadin ah.<\/p>\n<div class=\"optidigital-wrapper-div od-wrapper-base-5k4ruv od-wrapper-dimensions-1ipi1b od-wrapper-background-hixprw od-wrapper-slot-spacing-hjxh1p od-wrapper-loading-kwrdoy od-wrapper-loading-background-h278g8\" data-optidigital-slot=\"true\" data-od-slot-key=\"xsoukr\">\n<div class=\"optidigital-brand od-brand-container-svdpy5\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Qoraal uu Khayre ku baahiyay barta X ayuu ku sheegay in in ka badan 20 saacadood ay socdeen weerarro loo adeegsanayo hub culus, isagoo ku eedeeyay dowladda inay sidoo kale jartay adeegyo aasaasi ah oo ay ka mid yihiin korontada.<\/p>\n<p>Khayre ayaa tallaabooyinkaasi ku tilmaamay \u201cdambi dagaal\u201d, wuxuuna ugu baaqay saraakiisha ciidamada ammaanka inay diidaan amarro uu ku sheegay kuwo sharci darro ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in isaga iyo taageerayaashiisu ay is difaaci doonaan, isagoo ugu baaqay beesha caalamka iyo dalalka taageera Soomaaliya inay si degdeg ah uga falceliyaan xaaladda.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta aad u kacsan, iyadoo ay socdaan dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa mucaaradka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"more-news-section\">\n<h2><\/h2>\n<\/div>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 4,June 2026 {CBB}\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hay\u2019adaha amniga caasimadda ay wadaan howlgal amni oo ballaaran oo lagu bartilmaameedsanayo kooxo hubeysan oo, sida ay sheegtay, ku lug lahaa weerarro hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in howlgalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11801,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11800"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11803,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11800\/revisions\/11803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}