{"id":11804,"date":"2026-06-04T12:25:59","date_gmt":"2026-06-04T12:25:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11804"},"modified":"2026-06-04T12:25:59","modified_gmt":"2026-06-04T12:25:59","slug":"agaasime-mahad-salaad-oo-soo-sagootiyay-raiisul-wasaare-hore-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11804","title":{"rendered":"Agaasime Mahad Salaad oo soo sagootiyay Ra\u2019iisul wasaare hore Kheyre"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 4,June 2026 {CBB}<\/strong>Agaasimaha Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA, Mahad Maxamed Salaad, ayaa booqasho iyo kulamo dhex-dhexaadin ah ugu tagay siyaasiyiinta mucaaradka, gaar ahaan Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre, kuwaas oo ku sugnaa guri ku yaalla Xaafadda Barmuudo ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gurigaasi ayaa waxaa muddo saacado ah ka socday iska horimaad dhexmaray ciidanka dowladda iyo askar taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dadaallo ay sameeyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda oo uu horkacayay Agaasime Mahad Salaad, ayaa lagu guuleystay in lagu qanciyo Ra\u2019iisul Wasaare hore Xasan Cali Kheyre inuu ka guuro gurigii uu ka deganaa degmada Hawlwadaag, isagoo dib ugu laabtay hoygiisii hore ee ku yaalla aaga Garoonka Cadde.<\/p>\n<p>Agaasimaha NISA ayaa damaanad qaaday Amniga Ra\u2019iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo kamid ah siyaasiyiinta ugu muuqda Mucaaradka.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa loo arkaa mid ay dowladda ku dooneyso in lagu qaboojiyo xaaladda, si xal looga gaaro khilaafka taagan ee la xiriira arrimaha Doorashooyinka dalka,.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 4,June 2026 {CBB}Agaasimaha Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA, Mahad Maxamed Salaad, ayaa booqasho iyo kulamo dhex-dhexaadin ah ugu tagay siyaasiyiinta mucaaradka, gaar ahaan Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre, kuwaas oo ku sugnaa guri ku yaalla Xaafadda Barmuudo ee magaalada Muqdisho. Gurigaasi ayaa waxaa muddo saacado ah ka socday iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11805,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11804"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11807,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11804\/revisions\/11807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}