{"id":1185,"date":"2024-09-29T07:18:11","date_gmt":"2024-09-29T07:18:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1185"},"modified":"2024-09-29T07:18:11","modified_gmt":"2024-09-29T07:18:11","slug":"bulshada-magaalada-baydhabo-oo-soo-dhaweeyay-dayactir-lagu-sameeyay-buundada-isha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1185","title":{"rendered":"Bulshada magaalada Baydhabo oo soo dhaweeyay dayactir lagu sameeyay Buundada Isha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 29-Sep-2024 {CBB}<\/strong>Roobabkii deerta ahaa ee da\u2019ay sanadkii hore ayaa waxay saameyn u geysteen Buundada Isha Baydhabo taasi oo daadkii halkaasi soo maray bur buriyay Buundada Isha Baydhabo.<\/p>\n<p>Buundada ayaa waxaa maristeeda dhib ku noqotay dadka iyo gaadiidka kadib markii qaar kamid ah buundada qalabkii lagu dhisay ay bur bureen.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah bulshada ku nool magaalada Baydhabo ayaa aragtidooda ka dhiibtay dib u dhiska lagu sameeyay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Bulshada magaalada Baydhabo oo soo dhaweeyay dayactir lagu sameeyay Buundada Isha\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qmE-LrHvKYw?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 29-Sep-2024 {CBB}Roobabkii deerta ahaa ee da\u2019ay sanadkii hore ayaa waxay saameyn u geysteen Buundada Isha Baydhabo taasi oo daadkii halkaasi soo maray bur buriyay Buundada Isha Baydhabo. Buundada ayaa waxaa maristeeda dhib ku noqotay dadka iyo gaadiidka kadib markii qaar kamid ah buundada qalabkii lagu dhisay ay bur bureen. Qaar kamid ah bulshada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1186,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1185","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1187,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1185\/revisions\/1187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1186"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}