{"id":11852,"date":"2026-06-04T08:02:22","date_gmt":"2026-06-04T08:02:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11852"},"modified":"2026-06-06T08:03:17","modified_gmt":"2026-06-06T08:03:17","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-war-ka-soo-saaray-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-koofur-galbeed-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11852","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo War ka soo saaray Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis 4 June 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, Ku-xigeenkiisa Koowaad, Mudane Aadan Xasan Maxamed (Usaama), iyo Ku-xigeenkiisa Saddexaad Marwo Shamso Maxamed Yarow, kuwaasi oo maanta lagu doortay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mas\u2019uuliyiinta cusub kula dardaarmay in ay si hufan oo masuuliyad leh u gutaan waajibaadka loo igmaday, isla markaana ay door muuqda ka qaataan xoojinta dowladnimada, horumarinta nidaamka dimuqraadiyadda iyo u adeegidda shacabka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale bogaadiyey hannaankii nabdoonaa ee ay ku qabsoontay doorashadu, isaga oo ku ammaanay xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed gudashada waajibaadkooda iyo adkaynta hay\u2019adaha dowladeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis 4 June 2026 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, Ku-xigeenkiisa Koowaad, Mudane Aadan Xasan Maxamed (Usaama), iyo Ku-xigeenkiisa Saddexaad Marwo Shamso Maxamed Yarow, kuwaasi oo maanta lagu doortay magaalada Baydhabo. Madaxweyne Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11850,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11853,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11852\/revisions\/11853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}