{"id":11857,"date":"2026-06-05T08:04:49","date_gmt":"2026-06-05T08:04:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11857"},"modified":"2026-06-06T08:05:29","modified_gmt":"2026-06-06T08:05:29","slug":"maxaa-dhaq-dhaqaaqa-oo-ka-socda-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11857","title":{"rendered":"Maxaa dhaq dhaqaaqa oo ka socda Magaalada Muqdisho?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 5 June 2026 {CBB}<\/strong>Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo ay kawada wadaan Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka si ay uga tashtaan qorshaha siyaasadeed ee xigi kara dagaalladii ka dhacay Muqdisho iyo waan-waanta la kala dhex dhigay.<\/p>\n<p>Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir waxaa weli ka socda kulamo gaar gaar ah oo xooggooda looga hadlayo sidii xasiloonida dib loogu soo celin lahaa maadaama ay ka muuqdaan raadadka colaaddii halkaas ka dhacday.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_1_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Guddiyo isugu jira mas\u2019uuliyiin Dowladeed iyo duubab dhaqameed ayaa ku howlan sidii xal waara loogu heli lahaa ciidamada halkaas wada jooga ee dhowaan ku dagaalamay xaafado kamid ah Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 5 June 2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo ay kawada wadaan Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka si ay uga tashtaan qorshaha siyaasadeed ee xigi kara dagaalladii ka dhacay Muqdisho iyo waan-waanta la kala dhex dhigay. Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir waxaa weli ka socda kulamo gaar gaar ah oo xooggooda looga hadlayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11858,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11857"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11859,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11857\/revisions\/11859"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}