{"id":11874,"date":"2026-06-06T08:15:25","date_gmt":"2026-06-06T08:15:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11874"},"modified":"2026-06-06T08:15:25","modified_gmt":"2026-06-06T08:15:25","slug":"ciidanka-israaiil-ayaa-toogtay-wiil-7-jir-ah-iyo-waalidiintiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11874","title":{"rendered":"Ciidanka Israa\u2019iil ayaa toogtay Wiil 7 jir ah iyo Waalidiintiisa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 6 June 2026 {CBB}<\/strong>Askari katirsan Ciidanka Israa\u2019iil ayaa si bareer ah rasaas ugu furay gaari ay la socdeen qoys Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa Daanta Galbeed gaar ahaan Magaalada Al-Khaliil, waxaana ku dhintay Wiil 7 bil jiray, halka ay dhaawacmeen Waalidkiisa.<\/p>\n<p>Firyal Abu Hailkal oo Ayeeyo u ah wiilkaas la dilay waxa ay Warbaahinta u sheegtay in bareer ah wiilkaas loo dilay, waxa ay arrin naxariista ka fog ku tilmaamtay sida uu beegsigaas u dhacay, waxaana ay soo jeediyay in meel fog laga istaago xadgudubka Israa\u2019iil ay gaysanayso.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Ciidanka Gumaysiga ee gacanta ku haya Magaalada Al-Khaliil ayaa lagu sheegay in la xiray Askarigii dhibkaas gaystay isla markaana ay baaritaanno ku samaynayaan sababta ku kaliftay in uu rasaastaas furo sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Ciidanka Israa\u2019iil ayaa marar badan weerarro lagu beegsaday Dad Shacab ah kuwaas oo qaarkood la socday Gawaari halka qaar kalena loogu tagay guryahooda oo laguna dhibaateeyay kuwaas oo la geliyay diiwaanka hay\u2019adaha xuquuqda Aadanaha.<\/p>\n<p><strong>La soco wixii kasoo kordha<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 6 June 2026 {CBB}Askari katirsan Ciidanka Israa\u2019iil ayaa si bareer ah rasaas ugu furay gaari ay la socdeen qoys Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa Daanta Galbeed gaar ahaan Magaalada Al-Khaliil, waxaana ku dhintay Wiil 7 bil jiray, halka ay dhaawacmeen Waalidkiisa. Firyal Abu Hailkal oo Ayeeyo u ah wiilkaas la dilay waxa ay Warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11875,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-11874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11874"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11876,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11874\/revisions\/11876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}